Netanyahu oo qorsheynaya inuu ballaariyo howlgalka milatari ee Qasa

Netanyahu oo qorsheynaya inuu ballaariyo howlgalka milatari ee Qasa

Warbaahinta Israa’iil ayaa ku warramaysa in Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu uu ku dadaalayo in la ballaariyo howlgallada milatari ee Gaza, xilli ay ismari waayeen wadahadallo xabbad-joojin ah oo aan toos ahayn oo lala yeeshay Xamaas.

Sida laga soo xigtay sarkaal Israa’iili ah – oo ay si weyn u soo xiganayso warbaahinta gudaha – Mr Netanyahu ayaa ka shaqaynaya sidii loo sii dayn lahaa la haystayaasha haray ee Israa’iil ee lagu haysto Qaza.

Waxa kale oo la sheegay in uu aaminsan yahay in kooxda hubaysani aanay danaynayn wax heshiis ah.

Waxaa sidoo kale la soo warinayaa in qorshe cusub ay maalmaha soo socda ka doodi doonan golaha ammaanka ee Israa’iil, taas oo ay kamid tahay keenista gargaar badan meelaha ka baxsan aagagga dagaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published.