Ra’iisul wasaarihii Ingiriiska oo is casilay

Ra’iisul wasaarihii Ingiriiska oo is casilay

Ra’iisul wasaaraha UK Keir Starmer ayaa sheegay inuu iska casilayo xilka raysal wasaarenimada, kaddib markii sacaado ka hor uu ku dhawaaqay go’aankan.

Sidoo kale Waxaa uu sheegay inuu iska casilayo xilka hoggaanka Xisbiga Shaqaalaha.

Ra’iisul wasaaraha ayaa cadaadis badan saarnaa tan iyo markii Andy Burnham uu ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee Makerfield todobaadkii hore.

Haddii UK ay hesho ra’iisul wasaare cusub – oo ah kii shanaad muddo afar sano ah – waxaa la magacaabi doonaa gole wasiirro oo cusub waxaana la dejin doonaa barnaamij siyaasadeed oo cusub.

Leave a Reply

Your email address will not be published.