Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

RW Xamse muxuu maanta ka doonay magaalada Baghdad ee  Ciraaq ?.
Post

RW Xamse muxuu maanta ka doonay magaalada Baghdad ee  Ciraaq ?.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Ciraaq. Xamse Cabdi ayaa  casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Ciraaq, Mudane Maxamed Shiyaac Al-Suudaani. Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo magaalada Baghdad waxa uu kulamo la yeelan doonaa Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq...

UK : Maanta oo Khamiis ah waxa loo dareeray doorashada baarlamaaniga.
Post

UK : Maanta oo Khamiis ah waxa loo dareeray doorashada baarlamaaniga.

UK (Raxanreeb )- Dalwaynaha Britain maanta waxaa ka dhacaysa doorasho laga soo harmariyay waqtigeeda , waxaana guud ahaan dalkaas laga dareemayaa hananaka doorashadu ay u dhacayso. Doorashadan oo ah mid Barlamaani ah ayaa isha si aad ah loogu hayaa natiijada ka soo bixi doonto & sida loogu kala adkaan doonto labaduba. Sida ay baahiyeen saxaafadda...

Post

Government forces reportedly killed 7 protestors in Adama

Toronto – At least seven peaceful protestors were reportedly killed in Adama – about 100 kilometers southeast of Addis Ababa – on Wednesday as government forces fired live bullets. One of the victims is said to be a pregnant woman, according to local sources. The incident happened in Arerti and Abo locality of the Adama...

MW Xasan Sheekh & Odayaasha Sh. Dhexe oo go’aan wada-gaaray.
Post

MW Xasan Sheekh & Odayaasha Sh. Dhexe oo go’aan wada-gaaray.

Warsheekh (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida iyo furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa deegaanka Wargaadhi ee Shabeelaha Dhexe kulan kula qaatay Odeyaasha dhaqanka iyo hormuudka bulshada deegaanka. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Odeyaasha Wargaadhi, doorkooda ku aaddan xoreynta deegaannada ay gobolka kaga harsan...

Joe Biden miyuu wajahayaa cadaadis ?- Halkee wax marayaan ?.
Post

Joe Biden miyuu wajahayaa cadaadis ?- Halkee wax marayaan ?.

New York (Raxanreeb )- Dood badan ayaa – ka taagan suurtagalnimada in Madaxwaynaha hadda talada haya ee Mareykanka uu ka qayb gali doono tartanka soo socda iyo in kale. Ka dib doodii telefishinka ee Biden ka hor tagay Trump ee sida weyn loo dhaliilay hadalkIisa, Madaxweyne Biden ayaa wajahaya cadaadis kaga imanaya qaar ka mid...

MUQDISHO :  Askarta dowladda oo rayid ku dilay Muqdisho .
Post

MUQDISHO :  Askarta dowladda oo rayid ku dilay Muqdisho .

Muqdisho (Raxanreeb ) Goobjoogayaal ku sugan degmada Deyniile ee magaalada  Muqdisho ayaa sheegay  in askar ka tirsan ciidanka dowlada dil ay u  gaysteen qof shacab ah. Dilkan ayaa la sheegay in askarta boolis Militariyo ay u gaysteen wade- mooto bajaaj oo  ku sugnaa degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Dilka ayaa qofkan rayidka ah loo gaystay...

Axmed Madoobe oo godkiisa ay biyo ugu galeen – XOG-CUSUB.
Post

Axmed Madoobe oo godkiisa ay biyo ugu galeen – XOG-CUSUB.

Muqdsho (Raxanreeb )- Magaalooyinka Nairobi iyo Adis Ababa waxa ka socda shirar ay leeyihin siyaasiinta ka soo jeeda deegaanada maamul goboleedka  Jubbaland. Shirarkan oo saacadihii la soo dhaafay bilowday ayaa ah mid lagu doonayo sidii siyaasiinta u hajuumi lahaayeen Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo wax ka bedel ku sameeyo Dastuurka. Siyaasiinta ka qayb galaysa shirarka...