Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

XOG : Villa Somalia oo joojisay maanta dibadbax lagu taageeri lahaa RW Xamse
Post

XOG : Villa Somalia oo joojisay maanta dibadbax lagu taageeri lahaa RW Xamse

Muqdisho (Raxareeb) Maanta oo  Axad ah magaalada Muqdisho waxaa  lagu waday in uu ka dhaco dibadbax  lagu taageeri lahaa hadal dhawaan ka soo yeeray RW Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare. Dibadbaxan waxaa riixayay inuu dhaco xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyo  gobolka Banaadir , waxaana lagu waday inuu kadhaco Beerta Nabadda oo kaabiga ku haysa Madaxtooyadda. Warar ...

Post

Reassessing Somalia’s Progress “Beyond Implementation Challenges in Governance and Security”

Former Petroleum Minister Mohamed Mukhar authored an opinion piece that appears to undervalue the strides Somalia has taken in its post-conflict recovery. The article presents a critical perspective on Somalia’s challenges with implementing agreements, policies, laws, and international conventions since the establishment of its federal government institutions in 2012. To present facts accurately, it is important to...

Post

More than 75 persons found to be in Malta illegally this month

More than 75 persons have been found to be in Malta illegally since the beginning of November, the police said Saturday. A number of others were identified in various localities in Malta today, in particular Paola and Fgura, the police said, without giving an exact number They are from Syria, Somalia, Pakistan, Mali, Nigeria, Guinea,...

Post

Arab-Islamic summit rejects justifying Gaza war as Israeli self-defence

An Arab-Islamic summit hosted by Saudi Arabia called for an end to the war in Gaza and rejected justifying Israel’s actions against Palestinians as self-defence. The summit on Saturday condemned “Israeli aggression on the Gaza Strip, war crimes and barbaric and inhumane massacres by the occupation government”, a final communique said. It also called for...

Post

Somalia fears worst humanitarian catastrophe in 30 years

Somalia’s government warns that flooding which has uprooted hundreds of thousands of people may turn into the country’s worst humanitarian disaster in decades, unless Somalis and the international community act quickly. “The situation is dire, and the extent of the human impact of the floods is rearing its ugly face. We are calling for the...

Nasrallah”Wixii kadhacay Gaza waa wax aan looga hari doonin Isra’iil”
Post

Nasrallah”Wixii kadhacay Gaza waa wax aan looga hari doonin Isra’iil”

Gaza (Raxanreeb) – Xoghayaha guud ee Xizbullah Xasan Nasrallah ayaa khudbad uu jeediyay kusheegay waxa Gaza kasocdo iney tahay dhac weyn oo qatar ku ah Caalamka iyo gobolka. “Waxa kasoo bixi doona dhimashada iyo burburka Gaza waxey noqon doontaa mid aan Isra’iil looga hari doonin” ayuu yiri Xasan Nasrallah. Sidoo kale, Xasan Nasrallah ayaa waxa uu...

Mira dhali ma noqon doonaa dadaalada la isugu keenayo mucaaradka Puntland & DENI ?
Post

Mira dhali ma noqon doonaa dadaalada la isugu keenayo mucaaradka Puntland & DENI ?

Garoowe(Raxanreeb )Madaxwaynaha  waqtiga uu ka sii dhamaanayo ee Puntland Saciid Cabdullaahi DENI oo ku adkaysanaya , doorasho qof iyo cod ah iyo xubnaha mucaaradka oo diidan oo is biirsaday ayaa xaalad hubinti la’aan ah ku keentay Puntland. Dadaalo lagu doonayo in lagu dhax dhaxaadiyo dhinacyada is haya ee mucaaradka iyo Saciid Deni ayaa dhawr jeer...

Netanyahu ” Falastiiniyiintu ma maamuli doonaan Gaza”
Post

Netanyahu ” Falastiiniyiintu ma maamuli doonaan Gaza”

GAZA (Raxanreeb ) Markii uu soo baxay warka ku saabsan in Falastiniinta ay maamuli doonaan Gaza dagaalka ka dib waxaa arinkaas ka biyo diiday oo diiday Ra’iisulwasaaraha Israel Netanyahu. Waxa  uu sheegay Ra’iisulwasaraha Israel in Gaza ay tahay meel ay maamuli doonaan Israel  dhulkaasna uu yahay mid iyaga  hoostagi doona ka dib dagaalka ka  dib....

Boliiska Turkiga oo gacanta ku dhigay Dritanoo ka ganacsada daroogada
Post

Boliiska Turkiga oo gacanta ku dhigay Dritanoo ka ganacsada daroogada

Istanbul (Raxanreeb)  Boliiska wadanka Turkiga ayaa gacanta kusoo dhigay shaqsi lagu sheegay in uu ahaa hoggaamiyhii ugu weynaa kooxda daroogada iyo burcada ka ganacsatada waxyaalaha maanka dooriya, isagoo soo qabashadiisa ey qaadatay waqti dheer. Sidoo kale, War qoraal ah oo kasoo boliiska dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay Dritan Rexhep oo...

QM oo hakisay bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya
Post

QM oo hakisay bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya

NEW YORK (Raxanreeb) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa hakiyay muddo saddex bilood ah ka bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya, ka dib markii waddamada ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ay soo codsadeen. Ciidamada ATMIS ayaa la sheegay inaan looga maarmiin inay dowladda tabarta daran ee Soomaaliya ka difaacaan kooxda Al-Shabaab oo dagaallo ay kula...