Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka soo guuray oo alaabtiisa ka soo rartay degmada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud. Xasan Sheekh ayaa seddax diyaaradood kaga soo guuray Dhuusmareeb isla markaana dhamaan uu soo qaatay agaabkii Madaxtooyada ee halkaas uu u rartay inuu uu joogay Dhuusmareeb. Sidoo kale waxa...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
DENI muddo kordhin miyaa loo sameeyay , muxuu yahay buuqa taagan ?
Garoowe (Raxanreeb ) War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga PEC ayaa lagu caddeeyay in doorashada madaxtooyada iyo Baarlamanka Puntland loo asteeyay in ay qabsoonto 25 bisha Feb, 2024. Guddiga doorashada Puntland ayaa sheegay in dib loo furay diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha, islamarkaana la bilaabi doono bisha December ee sannadkan 2023. Jadwalka uu soo saaray guddiga PEC ayaa muujinaya...
Amnesty oo eedeyn culus ujeedisay R/Wasaaraha Britain
Muqdisho (Raxanreeb) Kooxda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ku eedeysay ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak iyo xubin sare oo ka tirsan mucaaradka Lisa Nandy inay yareynayaan culeyska xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee Israa’iil ka wado marinka Gaza. “Iyagoo diidaya in la cambaareeyo jebinta cad ee sharciga caalamiga ah, iyadoo aan...
BAYDHABO : 6 askari oo qisaas lagu fuliyay todobaadkan
Baydhabo (Raxanreeb ) Ex dable xoogga Yuusuf Isaaq Nuur Aadan oo maanta magaalada Baydhaba looga oofiyay qisaasta marxuum Mustaf Xaaji Xasan Madkuus oo uu dilay kadibna uu Ceel ku riday si aan Loo arkin meedkiisa. Dhinaca kale Ex dable Boolis Aadan Maxamed Xasan Ibraahim (Boqol) ayaa isna loo toogtay dilka Sheekh Cali Ahmed oo ahaa...
Israel restricts Palestinian access to Al-Aqsa Mosque for 2nd Friday in row
Israeli authorities barred Palestinians from entering the Al-Aqsa Mosque in occupied East Jerusalem for the second Friday in a row. An official with the Waqf Department in Jerusalem told Anadolu that Israeli police only allowed Palestinians over the age of 65 into the Al-Aqsa Mosque. The official, who preferred not to be named, added that...
Ilhan Omar fears for family’s safety after barrage of threats over Israel criticism
Ilhan Omar, a Muslim US representative, said she fears for her family’s safety after receiving an onslaught of threats for criticizing Israel’s treatment of Palestinians. The Democratic congresswoman from Minnesota opened up in a statement about the increase in Islamophobic remarks and threats she has received, including threats directed at her family. NBC News first...
Authorities target bickering Al Shabaab with more sanctions
Somalia and partners say leadership wrangles within the militant group offer an opportunity to annihilate the extremists. But it may take more than just targeting its leadership. This week, the US government offered up to $5 million to anyone with information that could aid the arrest of Abukar Ali Adan, a leader in the Somali...
Suicide car bomb kills Somali security personnel
WASHINGTON — A suicide bomber detonated a car bomb at a security post outside Somalia’s capital Saturday, killing at least six security personnel and injuring seven others, a security official and residents told VOA Somali. Militant group al-Shabab claimed responsibility for the early-morning attack, in which the bomber drove a car packed with explosives into...
Maxaa ka socdo Degmada Waajid oo dagaalo ay ka dhaceen ?
Waajid (Raxanreeb) – Ciidanka Xoogga dalka ayaa la sheegay iney Al-shabaab ka saareen degaan hoos taga degmada Waajid ee Gobolka Bokool. Sidoo kale, Waxaa howlgalkan Ururka 260aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Al-shabaab kala wareegay gacan ku haynta degaanka Eel-Boon oo qiyaasti 48 Km Galbeedka kaga beegan degmada Waajid. “Howlgalka xoreynta Eel-Boon ayaa Khawaarijta looga...
Soomaalida ISLII & Hay’adaha amniga Kenya oo ka hadlay khatar soo wajahan
Nairobi (Raxanreeb ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay shir laba geesood ah oo ay wada yeesheen laamaha amniga ee dalkaas iyo hoggaamiyaasha Soomaalida ganacsiga ku leh xaafadda Islii. Shirkan ayaa yimid ka dib markii ay soo baxeen suurtagalnimada in Islii ay ka dhici karaan falal argagaxiso , ka dib dagaalka dagaalka Isreal...





