Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Somalia oo kamid noqotay dalalka ugu hooseeya horumarka Haweenka
Post

Somalia oo kamid noqotay dalalka ugu hooseeya horumarka Haweenka

Washington (Raxanreeb) – Warbixin ay si wadajir ah u soo diyaariyeen labo machad oo Caalami ah ayaa lagu soo bandhigay qiimeyn lagu sameeyay heerarka horumarka iyo nolosha haweenka ee kunoo 177 waddan. Sidoo kale, Machadka The George Washington Institute iyo Machadka Cilmi-baarista Nabadda ee The Oslo Peace Research Institute waxa ay warbixintooda oo hal-ku-dheg looga dhigay:The...

Catriona Laing  ”Sax ma ah sii socoshada Khilaafka DF & Puntland  ”
Post

Catriona Laing  ”Sax ma ah sii socoshada Khilaafka DF & Puntland ”

Muqdisho (Raxanreeb ) Wakiika gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Catriona Laing oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay arrimo ku aadan khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo Puntland. Catriona Laing ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya inay Puntland ku soo celiso saaxadaha siyaasadda, gaar ahaan shirarka Golaha Wadatashiga Qaranka,...

 Guterres oo khudhawaaqay hadal wadnaha jaray reer Israa’iil
Post

 Guterres oo khudhawaaqay hadal wadnaha jaray reer Israa’iil

New York (Raxanreeb) – Hadalkii ku dhaca lahaa ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres uu xalay ka jeediyey kulanka heerka Wasiirka ee Golaha Amaanka wuxuu ka dhashay culayska iyo cadaadiska madaxda reer Galbeedka kaga imaanaya shucuubtooda oo si toos ah warbaahinta baraha bulshada kala socda xasuuqa ka dhacaya Gaza. “Waxaa kaloo muhiimad wayn leh...

Post

Ethiopia’s Quest for Sea Access

Abyi Ahmed, the Prime Minister of Ethiopia, has been in the spotlight recently due to his remarks about acquiring sea access by force, which has triggered strong opposition in Somalia.  To fully understand the controversy surrounding Abyi Ahmed’s comments, it is important to consider the historical context between Ethiopia and Somalia. Both countries have a...

Post

RSF accuses Sudan army of bombing French embassy

Sudan’s paramilitary Rapid Support Forces (RSF) group has accused the country’s army of “air-bombing the French embassy” in the capital city. In a long post on X, formerly known as Twitter, the RSF said the alleged bombing caused “substantial damage to the facility”. “The Rapid Support Forces (RSF) vehemently denounces the indiscriminate aerial attack on...

Post

Kenya court extends pause on Haiti deployment

A Kenyan court on Tuesday extended an order barring the government from deploying hundreds of police officers to Haiti on a UN-backed mission aiming to pacify the troubled Caribbean nation. The ruling came a day after the United Nations warned that security in Haiti, where violent gangs control large swathes of the country, has collapsed...

Ciidanka Danab ee Puntland oo hanjaab u diray Saciid DENI
Post

Ciidanka Danab ee Puntland oo hanjaab u diray Saciid DENI

Garoowe (Raxanreeb ) Taliska ciidanka Danab ee Puntland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin la sheegay in Guddiga doorashada Puntland uu u sameeyay madaxwaynaha waqtiga uu ku sii dhamaanayo ee Saciid Deni. War ka soo baxay ciidanka ayaa lagu sheegay in ay muuqaysa in la doonayo in qalaalase la galiyo hanaanka dowladnimo ee...

Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels
Post

Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels

Brussels (Raxanreeb) – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium halkaas oo uu kaga qeygalayo shirka Midowga Yurub iyo wadamada soo koraya. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa lafilayaa in uu shirka kajeediyo khudbad ku aadan xaalada Somalia iyo halka uu marayo howlgalada lagu ciribtiraayo Al-Shabaab. Dhanka kale, Madaxweynaha...

Fardhiye ”Iska dhiciya Somaliland , difaaca dadkiina & deegaankiina”
Post

Fardhiye ”Iska dhiciya Somaliland , difaaca dadkiina & deegaankiina”

Laascanood (Raxanreeb ) Hogaamiyaha maamulka Khaatumo ayaa weerar afka ah ku qaaday xukuumadda Somaliland oo uu sheegay in ay wali wadaan gardaro ka dhan ah maamulka SSC-Khatumo. Waxa uu sheegay in  guusha SSC   Khaatumo ay ku timid dadaalka ciidanka ay sameeyeen isla markaana hadda la joogo wadadii guusha oo aan dib loo laaban doonin. Sidoo...

Abiy Axmed Colaad buu ku baaqay, Soomaaliduna Nabad baryi meyso!…
Post

Abiy Axmed Colaad buu ku baaqay, Soomaaliduna Nabad baryi meyso!…

Somaaliya Mar Kale DHiig waa Loogu Wan-Qali! Abiy, Seylac ma meel laga dhintay baa markaad qabsanayso?! Waa badannahay Soomaali laguma xuuxiyo! dalkana dadkii Lahaa waa joogaan, dadka Soomaaliyeedna nabad baryi maayaan! Abiy Axmed ama dowladda Itoobiya damaceeda foosha xun ma aha mid iyada ka yimid, Soomaaliduna ma ha dad ay Itoobiya u gooddiso ama u caga jugleyso,...