Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Askari katirsan ciidanka KG oo xukun dil ah lagu fuliyay maanta
Post

Askari katirsan ciidanka KG oo xukun dil ah lagu fuliyay maanta

Beydhabo (Raxanreeb) – Askar la sheegay iney ka tirsan yihiin ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamulka K/Galbeed ayaa saaka lagu toogtay magaalada Baydhabo ka dib markii dhowaan maxkamada ciidamada qalabka sida ay xukun dil ah ku riday. Sidoo kale, Ragga la toogtay oo ka kooban labo askari ayaa lagu helay iney dilal kala duwan u geysteen...

Ciidanka Dowladda & Kooxda   AS   oo ku dagaalamay Muqdisho
Post

Ciidanka Dowladda & Kooxda   AS   oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  iyo xubno  ka mid ah kooxda Al- Shabaab. Dagaalkan   ayaa  ka dhacay deegaanka ,  Jasiira duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo muddo socday  sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin halkaasi, waxaana...

Mala-jooga  waqtigii MD Xasan  Sheekh u soo  laaban lahaa Tolkiisa ?
Post

Mala-jooga  waqtigii MD Xasan  Sheekh u soo  laaban lahaa Tolkiisa ?

Muqdisho (Raxanreeb)  Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kowsaday bilowgiiba doorashadiisa ka dib dagaal beeleedyo ka dilaacay meelo badan oo dalka ah . Gobolada Shabeelaha dhexe ,Hiiraan , Mudug iyo Galgaduud ayaa ah meelaha ugu badan ee colaadahan ka dhacay isla markaana la kowsaday doorashada Madaxwaynaha hadda dalka haya Xasan...

Kolonyadii labaad oo gaadiid gargaar sida oo gaaray Gaza
Post

Kolonyadii labaad oo gaadiid gargaar sida oo gaaray Gaza

Gaza (Raxanreeb ) Kolonyadii labaad oo sida gargaar bini’aadamnimo, ayaa maanta oo Axad ah gaaray Marinka Gaza kuwaasi oo ka tilaabay xaduuda Rafax ee xadka Masar. Gargaarkan loo wado Gaza ayaa ah mid kooban oo aan dabooli karin baahida ka jirta deegaanka go’adoonsan ee Gaza. Shalay ayey gawaari gaareysa 25 oo cunto iyo daawo sida...

Koox  hubaysan  oo macallimiin dugsi ku laayay Sh. Dhexe
Post

Koox  hubaysan  oo macallimiin dugsi ku laayay Sh. Dhexe

Jowhar  (Raxanreeb ) Wararka aan  ka   helayno gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya  in koox hubaysan oo ay laayeen xer quraan  akhris kaga yimid deegaano ka mid ah gobolkaas. Dilkan ayaa  sida wararka ay sheegayaan salka ku haya arrimo ku saabsan aano qabiil , waxaana halkaas ka taagan xiisad ka dhalatay arintan. Inta  la xaqiijiyay  5 ...

Shirka Golaha Wasiirada KG oo lagu qabtay Degmo ay go’doomiyeen AS
Post

Shirka Golaha Wasiirada KG oo lagu qabtay Degmo ay go’doomiyeen AS

Xudur (Raxanreeb ) Markii ugu horrasay ayaa maanta shirka golaha wasiirrada ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed uu ka dhacay meel ka baxsan magaalada Baydhaba. Shirkan oo uu guddoominayay Madaxweynaha Koonfur Galbeedka Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa ka dhacay magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Inta badan  waxaa shirkan diirada lagu saaray arrimo ku saabsan howlgalada ka...

Dhallinyarada  CeelashaBiyaha  oo raaf lagu  bilaabay
Post

Dhallinyarada  CeelashaBiyaha  oo raaf lagu  bilaabay

Ceelasha  Biyaha (Raxanreeb) Wararka caawa laga helayo duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan Ceelasha biyaha ayaa sheegaya in halkaas laga raafayo dhallinyarada deegaanka. Arintan ayaa salka – ku haysa ka dib markii ciidanka Dowladda Soomaaliya qarax miino lagula eegtay barkantarool oo ku taalla deegaanka Ceelasha Biyaha halkaas oo ay ku baa’been ciidankii ugu badnaa. Dhallinyarada aad...

Israa’iil oo dadkeeda kaga digtay iney kabaxaan Masar &Urdun
Post

Israa’iil oo dadkeeda kaga digtay iney kabaxaan Masar &Urdun

Tel Viv (Raxanreeb) – Israa’iil ayaa muwaadinintooda kusugan wadamadda Carabta ah ugu baaqday iney kasoo baxaan maadaama cabsi xooggan ey kaqabaan in labeegsado muwaadiniintooda kudhaqan wadamadda Carabta ah. Sidoo kale, Wakaalada wararka ee AFP ayaa shaaca kaqaaday in Israa’iil ey sheegtay in muwaadiniintooda kusugan Masar iyo Urdun in si deg deg ah uga baxaan wadamadaas, kuwa...