Muqdisho (Raxanreeb ) Diyaarad rikaab ah ayaa ku soo dhacday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. In ka badan 30 qof ayaa saarnaa diyaaradan oo ka soo duushay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Waxa la sheegay inuu jiro dhaawacyo khasaare ah , inkastoo aan la faahfaahin mana jirto war war ah oo...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Karkarka mooshinka ka dhanka ah RW Xamse Cabdi Barre
Muqdisho (Raxanreeb ) Muqdisho waxaa si aad ah ugu soconaya kulamo la xiriira mooshinka ujeedkiisu uu yahay in lagu tuuro Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre. Shirarkan waxaa inta badan ku leh xildhibaano , siyaasiin iyo madaxda Dowladda Soomaaliya kuwaas oo doonaya in ay kala jabiyaan xubnaha sida aad ah u doonaya in xukuumadda la rido. Xildhibaano...
GAARISSA : Ciidanka Kenya oo weerar dhabgal ah lagu qaaday
Gaaris (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada magaalada Gaariga ee gobolka Waqooyi Bari Kenya . Iska hor imaadkan ayaa ahaa mid u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya iyo kooxda Al-shabaab oo marar badan weeraro ka fuliyay gudaha Kenya Iska hor imaadkan...
Halka uu marayo shirka uu ku baaqay Xasan Sheekh & madaxdii hore
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in uu ka qabsoomo shirwayne uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan waxaa la sheegay in looga hadli doona xaaladda dalka , dhinacyada Siyaasada , amniga iyo dhaqaalaha waxaana martigalinaysa Villa Soomaaliya oo hadda saran culays siyaasadeed. Masuuliyiin kala duwan oo dalka xilal...
Toban sanno ka dib oo Al- Shabaab laga saaray Jubada Dhexe
Afmadow (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya degmada Xagar ee goboolka jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Jubaland ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaankaas muddo 10 sano ah kaddib. Haddaba qaabka Shabaab looga xoreeyay Xagar iyo xaaladda deegaankaas ayaan weydiinay guddoomiye Ku xigeenka Afmadoow. Xagar ayaa illaa 80...
Galcad Ciidan Mareykanka ayaa ‘’Saldhig ‘’ ka samaystay
Galcad (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno Degmad Galcad ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya halkaas fariisimo ay ka samaysteen ciidan ka socda Mareynkanka. Ciidankan ayaa lagu soo waramayaa in ay yihiin kuwa ka tirsan howlgalka AFRICOM kaas oo la dagaalama kooxda Al- Shabaab. Fariisamahan ayaa ah mid cusub oo sida wararka ay sheegayaan noqon doona...
WARCUSUB : Xeer Ilaalinta Qaranka oo Mas’uuliyiin hor leh u xirtay Musuq
Muqdisho (Raxanreeb ) Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa saddaxdii bil ee la soo dhaafay ku guuleystay in uu Baaris ku sameeyo afartan ruux oo ku eeddeysan in ay ku kaceen falal isugu jira Musuq-maasuq, xatooyo xoolo dadweyne, iyo ku tagrifal awoodeed Afartanka Ruux ee Baarista lagu sameeyay ayaa dhammaantood ah saraakiil dowladeed, waxaana...
Wasiirkii laga ”eryay” Wasaaradda Maaliyadda oo hadlay
Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka hadlay xilka qaadistii uu ku saameeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Cilmi Maxamuud Nuur oo qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa sheegay intii uu xilka haayay uu hormuud u ahaa barnaamijka dib-u-habeynta Maaliyadda, isla markaana uu ku faraxsan yahay xilka qaadista lagu...
Xamse ma gaari doono 2-da December 2023 10 sano kadib maalinkii xilka laga tuuray Shirdoon ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Sanadkan 2023 waa sanad wax badan ka shabaha sanadkii 2013 ee ay ka soo wareegtay muddo 10 sanno ah. Waxaa haatan in aan sanadka 2013 dib milicsado sabab u ah wax yaabo maanta dhacaya oo si weyn ugu humaag eg kuwo aan goobjoog u soo aheyn xilligaas. Waxyaabaha labadan sanadood ay ka...
XOG : Yaa ku baxaya wajiga labaad ee isku dhaandhaynta Golaha Wasiiradda ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa wajahaysa cadaadis xooggan oo kaga imaanaya Golaha shacabka Soomaaliya sabab la xiriirta waxqabad la’aan muddo sanad ah . Ra’iisulwasaaraha ayaa culays kaga yimid Madaxtooyadda Soomaaliya la sheegay in loogu qaaday xubno ka mid ah Golihiisa Wasiiradda , taas oo la sheegay in ay ahayd fariin uu...









