Garoowe ( Raxanreeb ) Ka dib – hadalkii Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ee kaga hadlay doorashooyinka Puntland , iyo dagaalka Laascanood waxaa soo baxaya hadalo jawaab u ah warka Xamse Cabdi Barre Qoraal bartiisa Facebook ku daabacay , Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Karaash ayuu ku weeraray Ra’iisulwasaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Karaash ayaa qoraalkiisa waxaa...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Lacagta biyo xireen oo la musuqay & saamaynta fatahaadaha Beledwayne
Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan waxaa ka jira barakac xooggan oo ay samaynayaan dadka ku nool , xaafadaha magaalada Beledwayne. Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka helayno magaalada Beledwayne ayaa sheegaya in qoysas badan uu saameyn ku yeeshay fataahadaha ka jira magaalada kaas oo xaafado hor leh gaaray. Qoysaska ugu badan ee...
Hoobiyaal lagu garaacay Xarardheere & rayid waxyeelo soo gaartay
Xarardheere (Raxanreeb ) RBC wararka uu ka helayo degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen weerar hoobiyaal ah. Kooxda ayaa bartilmaameed ka dhigtay , fariisimo ciidanka maamulka Galmudug iyo kuwa Dowladda ay ku lahaayeen hareeraha degmada Xarardheere oo kol hore laga saaray Al- Shabaab. Dad ku sugan...
Cali Guudlaawe & Cali Jayte & waxa ay ku arkeen Beledwayne oo fatahaad ay ka jirto
Beledwayne (Raxanreeb ) Madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in xaalad adag ay wajahayaan Qoysas badan oo ku nool magaalada Beledwayne , halkaas oo ay ka jirto fataah aad u daran oo saameysay dad badan Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa xusay in wax aka jira magaalada Beledwayne ay ku tilmaami karaan masiibo bani’adanimo Madaxwaynaha Hirshabeelle...
Laba Weriye oo rug cadayaal ah oo Muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho caawa waxaa ku geeriyooday Ilaah ha u naxariistee rugcadaa suxufi ah Ismael Sheekh Khaliif Weriye Ismael ayaa in muddo ah waxa uu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho ka dib markii waxyeelo ba’an ay ka soo gaartay qarax loogu xiray gaarigiisa. Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayuu ku geeriyooday weriyahan halkaas oo...
MD Xasan oo dhaqaalle ka raadinaya Doha & saluug ka jira xiriirka Jubbaland & Abu Dhabi
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa socdaalo dhawr cisha ah ku – tagaya magaalada Doha ee dalka Qatar halkaas oo uu kula kulmi doona madaxda dalkaas. Safarka Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daraan sidii Doha taageero dhaqaale u siin lahayn Dowladda Soomaaliya iyo dhamaynta mad madow wali ku gedaaman wanaajinta xiriirka labada dhinac....
Gantaalo Ciidanka Somaliland ay ku garaaceen laascanood ee gobolka Sool
Laascanood (Raxanreeb ) Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in saaka weerar hoobiyaal ah ay ku qaaday , gudaha magaalada Laascanood ee gobolka Sool . Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen dhawaqa hoobiyaasha kuwaas oo ku dhacayay xaafadaha magaalada Laascanood , halkaa soo inta badan ay isaga barakaceen dadka maagaalada. Goobjoogayaal ayaa sheegay in hoobiyaasha...
Shaki miyaa soo kala dhaxgalay Madaxda Hirshabeelle ee dagaalanka Al- Shabaab ?
Beledwayne (Raxanreeb ) Madaxda maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa siyaabo kala uga hadlay howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee ka socda deegaano ka mid ah Gobolka Hiiraan. Madaxwayne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hargar Dabageed ayaa sheegay in Guddoomiye Ali Jayte uusan la qabin in ay sii wadi wayeen reer Hiiraan dagaalka loogu soo...
DENI ‘’Xoghaynta Madaxwaynaha Xamse Fariintii lagu soo dhiibay waan maqalnay’’
Gaalkacyo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeeray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xukuumadda Soomaaliland. Isagoo ku sugan oo Olole doorasho ka wada magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayuu sheegay Saciid Deni in dhanka Dowladda Soomaaliya ka socon wayday wax kasta oo dano ay ugu jirto Soomaaliya. Madaxwayne Saciid...
FAALLO : Xasan & Xamse oo Burbur & dagaal u saadaalinaya Puntland
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya oo jirtay sanad maalmo ka dhiman ayaa waxaa ay la kowsatay khilaafaad sababay in madaxda fagaarayaasha ay isugu jawaabaan , taas oo lagu tilmaamay mid xaaladda ugu sii dari karta sida hadda ay tahay. Masuuliyiinta Dowladda Federaalka ee Muqdisho ku sugan waxaa ka soo butaacaya hadallo lagu tilmaamay in...









