Muqdisho (Raxanreeb ) In mudda ahba waxaa Garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ka jiray dhibaatooyin soo noq noqday oo ay la kulmayaan dadka rakaabka ah. War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in aan la ogolaaan doonin in rakaabka lagu siliciyo gudaha Garoonka. Waxaa lagu sheegay qoraalka...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
WARCUSUB : Dagaal ka dhacay Degmada Xarardheere & Khasaaraha jira
Xarardheere (Raxanreeb ) Warar – kala duwan ayaa ka soo baxaya , weerar dhaba- gal ah oo ka dhacay deegaano hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Sida wararku sheegayaan, weerarkan oo ka dhacay deegaanka Cali -qaboobe oo qiyaastii 30 KM dhanka Koonfureed ka xiga Degmada Xarardheere waxaa lagu dilay 60 ka tirsan Shabaab. Maamulka...
MD Xasan Sheekh ‘’Doorasho dadban uma aadi doono Afisiyooni ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu soo weydiinayeen su’aalahooda la xiriira dowladnimada iyo waxqabadkiisa sannadkii tagay ayaa sheegay in doorashada soo aadan aan lagu laaban doonin Afisyooni. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in doorashada ka shaqeynteeda ay ay bilaabi doonaan sanadkaan 2023, taas oo...
Ruto ”Afrika & Soomaaliya-ba uma baahna kaalmada Midowga Yurub”
Nairobi (Raxanreeb ) Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay Midowga Afrika in aanu xamili karin la tacaalidda arrimaha Afrika kaddib muddo ka badan 60 sano oo uu jiray. Madaxweyne William Ruto ayaa ku dhaleeceeyay madaxda dalalka Afrika, iney ka gaabiyeen wax ka qabashada dhibaatada gudaha qaaradan ka jirta. “Waxaan si dhab ah ugu baahannahay su’aalo...
Deni & Axmed Madoobe maku heshiin doonaa mooshinka RW Hamse
Adis Ababa (Raxanreeb ) Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo xiriirkooda oo ahaa mid xumaa sanadka uu xukunka uu joogay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo ku sugan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa halkaas kula kulmayo Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Aby Ahmed. Xiriirka labada dhinac ayaa bilihii dhowaa u muuqday...
Soomaali ku go’ doonsanayd Suudan oo dalka dib loogu soo celiyay
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey, 78 ka mid ah dadkaas waxaa la keenay Muqdisho halka 45 laga dajiyay Magaalada Garoowe. Muwaadiniinta oo safar dhulka ah oo dowladdu fududeysay ku tagay dalka Ethiopia ayaa laga soo qaaday...
XOG : Axmed Madoobe oo isku diyaarinaya dagaalka MD Xasan Sheekh
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Jubbaland oo muddo dheer jooga xukunka maamulka Jubbaland ayaa hadda bilaabay Olole siyaasadeed oo uu ku doonayo inuu ku helo isbahaysi siyaasadeed. Axmed Madoobe ayaa kulamadiisa waxa ay xoogooda ay ka dhacayaan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya halkaas oo ubuc u ahayd Axmed Madoobe muddo sanada ah . In...
Jubbada Dhexe oo laga saarayo Al- Shabaab
Baardheere (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo howlgal lagu doonayo in lagu xoreeyo degaanada Jubbada dhexe. Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare oo gaaray degmada Baardheere ee Gedo ayaa sheegay in howlgalada ay yihiin kuwo Jubbada dhexe...
RUTO ‘’ Ciidanka ATMIS ha xoojiyaan howlgalka Al-Shabaab ‘’
Nairobi (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in muhiim ay tahay in ciidanka ATMIS ay soo afjaro dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee ka socda gudaha dalka. Madaxwaynaha Kenya ayaa xusay in dadaalka xooggan IGAD ay ugu jirto sidii loo jabin lahaa kooxda Al- Shabaab waxana uu xusay in la joogo markii...
DEG-DEG : Dab ka kacay xaafado ka mid ah degmada Kaxda ee Muqdisho + khasaaraha
Muqdisho (Raxanreeb ) Dab xooggan oo geystay khasaaro hanti ayaa caawa waxa uu ka kacay Degmada Kaxda ee Gobolka Benaadir. Dabka oo ka kacay Waaxada 2-aad ee Degmadda Kaxda ayaa sababay in ilaa 5 guri ay gubtaan. Dad ku sugan degmada Kaxda ayaa RBC u sheegay in ay socdaan dadaalo lagu daminayo dabkaas caawa ka...









