Wisil (Raxanreeb ) Saraakiisha amniga maamulka Galmudug ayaa sheegtay in dagaalkii ka dhacay deegaanka Qaycad ee koonfurta mudug lagu dilay tiro badan oo kooxda Al- Shabaab ah. Waxa ay ku warameen sarakiishan inay dileen illaa 55 xubnood oo ka tirsan maleeshiyada kooxda Al-Shabaab, kadib dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Qaycad ee gobolka Mudug. Cabdi...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
NISA & ganacsatada oo guntaha isugu jira howlgal ka bilowday Bakaaraha.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho waxa ay ka bilaabeen howlgal lagu sheegay in amniga lagu sugayo. Ciidanka howlgalka fulinaya ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa Hay’adda Nabad sugida oo mararka qaar su’aalo waydiinaya ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa ka danbeeyay ka dib markii...
Somaliland ‘’ 1xBet lama ogola in la cayaaro waa dembi cidii lagu helaa ‘’
Hargaysa (Raxanreeb ) Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa sheegtay in laga mamnuucay deegaanada ay ka taliso Barnaamijka khamaarka ee maalmahan ay ku waalan yihiin dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed ee 1xBet. Wasaaradu waxa ay sheegtay in diin ahaan iyo aqlaaq ahaan u wanaagsanayn shacabka Soomaaliyeed khamaarkaas oo galaftay nolosha dad badan oo ku nool Somaliland. Guddoomiyaha...
Dowladda oo Al- Shabaab oo fooda is daray & khasaaraha jira
Beledwayne (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay iska hor imaad saacado badan qaatay oo ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka. Dagaalka xoogiisa ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay degaanka Afcad oo u dhaxeeya Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula burte ee gobolka Hiiraan. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa...
Dowladda Soomaaliya oo guddi “qiimeyn” u diraysa dhulgariirkii Turky-ga
Muqdisho ( Raxanreeb )RW Hamza Abdi Bare ayaa Magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka Dalka Turkey. Gudiga la magacabay ayaa Waxaa ka mid ah, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Xasan Macalli Maxamuud in Guddiga qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka Dalka...
Da’ud Aways ‘’ In ka badan 200 oo Al- Shabaab la dilay ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in xubno ka tirsan kooxda Al- Shabaab ay – ku dileen howlgal gaar ah oo ka dhacay gobolada dalka. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa sheegay in hoggaamiyaal sar-sare oo kooxda ka tirsan Al- Shabaab. Afar maamul goboleed ayuu sheegay Wasiirka in howlgallada laga sameeyey, kuwaas...
Beesha Caalamka ‘’ Hala joojiyo dagaalka Laascanood ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Laasacnood ee gobolka Sool waxaa wali waxaa ka sii socda rabashadaha salka ku haya diidmada dadka ku nool gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn maamulka Somaliland. Gudaha magaalada waxa wali ku dhacaya hoobiyaasha kuwaas oo inta badan waxyeelo ba’an ay ka soo gaarayso dadka rayidka ah waxaana isa soo taraya cambaaraynta...
Wasiir laga sugayay Golaha shacabka oo sabab la yaab leh ugu baaqsaday
Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Arbaco ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: 1. Akhrinta 3aad iyo u codeynta Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee Kheyraadka...
Dadka Maxaas oo ku fiidsaday “dagaal” u dhaxeeya ciidanka DFS & Al- Shabaab.
Maxaas ( Raxanreeb ) Dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo kooxaha deegaanka oo dhinac ah iyo kooxda Al- Shabaab ayaa goordhow ka qarxay deegaanno hoosta degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidanka Dowladda ka hor tageen weerar kooxda Al- Shabaab la sheegay in ay qorsheeynayeen in aay ku qaadaan deegaanka Goobo,...
Shirkadaha isgaarsiinta iyo qaar ka mid ah kuwa ganacsi oo la dul dhigay amaro adag
Muqdisho ( Raxanreeb ) Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daauud Aweys Jaamac ayaa warbaahinta u aqriyey Go’aanno adag oo ka soo baxay Guddiga la dagaallanka lacag dhaqidda iyo maalgalinta Argagixisada. Go’aanadaan ayaa quseeya Xawaaladaha iyo shirkadaha ka shaqeeya arrimaha dhulka iyo kuwa isgaarsiinta. “Dhammaan shirkadaha Isgaarsiinta waxaa la farayaa in sawir iyo faro ay ka hayaan...