Dowladda Soomaaliya oo guddi “qiimeyn” u diraysa dhulgariirkii Turky-ga

Muqdisho ( Raxanreeb )RW Hamza Abdi Bare ayaa Magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka Dalka Turkey.

Gudiga la magacabay ayaa Waxaa ka mid ah, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Xasan Macalli Maxamuud in Guddiga qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka Dalka Turky.

Leave a Reply

Your email address will not be published.