Washington ( Raxanreeb ) Xuseen Sheekh Cali, La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in talaabo wanaagsan ay tahay in la dilo hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacis. La taliyaha waxa uu sheegay Bilaal-al Sudani inuu ka mid ahaa hoggoomiyaasha talada Daacis wax ku leh sidaas darteeda ay ahayd mid dhabar jab ku ah...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Lloyd Austin ” Waan dilnay hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya “
Washington ( Raxanreeb ) Dawladda Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixisay weerar qorshaysan lagu dilay hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya. War ka soo baxay Mareykanka ayaa lagu sheegay in ka dib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaan ee ku yaalla maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya lagu qaarajiyay hoggaamiyahaas. Waxaa...
NUXURKA : Warmurtiyeed laga soo saaray shirka Culumada Soomaaliyeed
Muqdisho ( Raxanreeb ) Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray Shirweyne uga socda Muqdisho 23-26-Jannaayo 2023. Culimada ayaa bogaadiyey howgallada xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka Khawaarijta Alshabaab. Shirweynaha ayaa sidoo kale isku raacay in Al-Shabaab, Daacish, Shiicada iyo kooxaha la midka ah ay yihiin kooxo habawsan oo ah cadowga diinta Islaamka iyo Ummadda...
Dib U Milicso: 32 Sano Guurada Ceyrintii Keligii Siyaad Barre
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta waa 26-ka January 2023, waxaa 32 sano laga joogaa markii ay burburtey dowladnimadii Soomaaliya, oo caasimadda laga saaray keligii taliye Siyaad Barre. Hadaba Maxaa Keeney In Dowladdas Militariga Aheyd Burburto? Waxaa jira sababo badan oo keeney burburkii dowladii Jaalle Siyaad, waxaan ka soo qaadan karnaa, keligii taliyennimada, siyaasadda iyo axsaabta uu...
Shabaab oo laga cabsi qabo in weeraro ay ka fuliyaan Bariga Afrika.
Washington (Raxanreeb ) Xukuumadda Washington ayaa uga digtay Tanzania in ay dalkeeda ka dhacaan weeraro argagixisanima ah oo ay fuliyaan kooxda Al-Shabaab. Safaaradda Maraykanka ee magaalada Dar es Salaam ayaa muujisay digniinta suurtagalnimada in ay dhacaan weeraro argagixiso. Warka ka soo baxay safaaradda laguma xusin magaca kooxaha laga cabsida qabo in ay weerarada ka fuliyaan...
Xukuumada oo ansixisay heshiiska aasaasidda Ciidamada Bariga Afrika
Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey iyo Magacaabista Taliyaha cusub ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo heshiiska aasaasidda Ciidamada Bariga Afrika. Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa golaha warbixin ka siiyey xaaladihii ugu danbeeyey ee amni iyo howlgallada...
Taliye Xijaar oo shaqada laga cayriyay waa kuma Taliyaha cusub ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Ganaraal Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Taliyahan ayaa bedeli doono Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo xilkan hayay 6-dii sanno ee la soo dhaafay. Taliyaha cusub ayaa horay u ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Xukuumadda Soomaaliya. Shirkii Khamiislaha oo ay Maanta yeesheen Golaha...
Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho maxaa ka socda ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Dad deegaanka Ceelasha biyaha ku sugan ayaa RBC u sheegay in halkaas lagu arkayo askar badan oo Dowladda Federaalka oo aan hore loo arki jiran. Talaabadan ayaa ka danbeysay ka dib markii la sheegay in halkaas ay soo gaareen xubno hor leh oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa...
Madaxwayne Xasan ‘ Shiico ayaa dalka ka saarnay “
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka ay ka saareen Hay’ ado ajaaniib ah oo ka qayb qaadanayay shiiceynta dadka Soomaaliyeed. Madaxwaynaha oo sii hadlayay ayaa sheegay in sidoo kale albaabada ay u laabeen safaarada Iiran ay ku lahayd Soomaaliya ka dib markii ay ka war helaan in ay...
Horjooge Al- Shabaab oo lagu dilay Ceeldheer , Galgaduud
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al- Shabaab ay ku dileen deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Waxa ay Dowladu ay ku warantay in dilk sarkaalkan uu ka dhacay deegaanka Shiikh Cabdullaahi ee degmada Ceeldheer ee gobolka galgaduud. Sarkaal lagu dilay Degmada Ceelbuur...

