Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey La-Taliyaha Sare ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Waa kuma xildhibaanka ku guulaystay Guddiga Dastuurka ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Samatar oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ka qayb galay doorashada Guddiga dib u eegista la socodka iyo hirgelinta Dastuurka BFS. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Samatar oo uu wehliyo guddoomiye...
DABAGAL : Dhimasho & dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Beledwayne+Xaaladda
Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in halkaas ay ka qarax dad lagu dilay kuwo kalena lagu dhaawacay. Hal Ruux ayaa geriyootay illa 3 ruux oo kalana waxaa soo gaaray dhawaacyo halkaas oo lagu weeraray koox dhallinyara ah oo cawaynaysay. Sida ay ku warameen goobjoogayaal halkaas...
XOGTA : Al- Shabaab & Dowladda oo wada-hadlaya & SABABTA keentay
Muqdisho (Raxanreeb ) meelo ka mid ah dalka waxaa ka soconaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al- Shabaab . Laamaha amniga Dowladda ayaa sheegaya in ciidanka dowladda horumar ay ka – gaareen dagaalka ka socdo gobolada qaar ee dalka . Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim ayaa sheegay maanta...
Hamza Abdi Barre muxuu u sheegay maanta ciidankii laga keenay Ereteriya ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Hamza Abdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay deggan yihiin Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka ee tababarka dhowaan ku soo qaatay waddanka Ereteriya. Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay ciidanka ayaa xusay in shacabka Soomaaliyeed aaminsan yihiin in cadawga Khawaariijta muddo kooban kaga sifayn...
Kulanka Golaha shacabka oo kooram la’aan u baaqday.
Muqdisho (Raxanreeb ) Kulanka Golaha Shacabka ayaa maantaa u baaqday Kooram La’aan kadib markii ay Xildhibaanada soo xaadiri waayeen Wuxuuna ajandaha kulanka maanta ahaa Akhrinta koowaad ee hindise sharciyedka Hey’adda Sirdoonka. ”Xildhibaano Dad iyo Dal ayaa idin sugaayo ma ahan inaad Guryihiina jiifatiin,maasuuliyad waa mid uu Alle idinkugu xisaabtamaayo” sidaas waxaa sheegtay xildhibaan Xil Qaali...
XOG : Khilaaf ka taagan doorashada Guddoonka Guddiga Dastuurka
Muqdisho (Raxanreeb ) Xog ay heshay RBC ayaa sheegaysa in Khilaaf uu ka taagan yahay doorashada guddoonka guddiga dastuurka ee labada gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. khilaafka ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo shaqsiga loo dooranaya Guddoomiyaha guddiga dastuurka ee labada gole. Dhowr mar ayay baaqatay doorashadaan oo la rabay in ay ka dhacdo ...
NISA oo Shaati ka weyn loo galiyay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaan uga mahadcelinayaa Golaha Wasiirada oo ansixiyay Jiritaanka Hayad la yiraa NISA. Hore dhowr jeer ayaan uga hadalay in eynan Sharci aheyn Hayadda NISA, Haddii Taladaa ey qaateen waan uga mahad celinayaa. Hore waxa ey u aheyd Hayad jiritaankeedu uuna Sharci aheyn. Qofkastaa oo ey Maxkamad geysana uu ku doodi karo in...
Al- Shabaab markasta tab cusub ayay la yimaadaan Maxaa sabab u ah ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa goor sii horeysay oo maanta oo Jimca ah waxa ay weerar dad badan ay ku dhinteen ay ka gaysteen deegaanka Hiliowle- Gaab oo hoos taga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarkan oo dhacay saaladii subax ka dib ayaa la sheegay inuu yahay kii labaad oo Al- Shabaab...
Guudlaawe ‘’ Waan ka aarsan doonaa Argagaxisadda ‘’
Jowhar (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa ka tacsiyeeyay geerida ciidamadii iyo saraakiishii saaka ku shahiiday weerarkii ay khawaarijtu kusoo qaaday deegaanka Hilowle gaab ee hoos yimaada degmada Ruunirgood. Madaxweynaha ayaa xusay in kooxda khawaarijta alshabaab oo saaka weeraro ku biloowday qaraxyo...

