Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Post

Kulanka Qaran ee Xiriirka Dowladaha Hoose oo Maanta Lagu Daahfuray Muqdisho.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa maanta daahfurtay kulanka qaran ee xiriirka dowladaha hoose, iyada oo xoogga lagu saaray arrimaha hortabinta u leh dhismaha dowladaha hoose, caqabadaha heysta, baahinta maamullada ee dhisidda goleyaasha deegaan ee dowlad goboleedyada iyo arrimo kale. Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen wasiirka arrimaha...

Post

Jubbaland oo dil ku fulisay laba qof oo hore dil u gaystay.

Kismaayo ( Raxanreeb ) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa xukun dil ah ku fulisay labo dambiile oo hore si ula kac u gaystay dil. Gacan ku dhiigle Yuusuf Cabdille Ismaaciil oo hore dil ugu gaystay marxuum Cabdicasiis Axmed Iimaan iyo gacan ku dhiigle Cabdi Xasan Isaaq oo oo hore si bareer ah u...

Post

DF oo sii ambaqaadaysa wada-hadaladii ay la lahayd Somaliland.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Wada- hadalada Soomaaliya & Somaliland oo hakad galay intii ay jirtay Dowladdii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dowladda Federaalka ee Madaxwayne Xasan Sheekh shaacisay in la sii ambaqaadi doono. Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sheegay  in wada hadalka walaalaha Somaliland loo mari doono si ay ku jirto danaha ummadda Soomaaliyeed....

Post

Golaha Wasiirada oo yeelanaya caawa kulan xasaasi ah & xog ku saabsan xil ka qaadista Taliyayaal ciidan.

Muqdisho (Raxanreeb ) waxaa caawa la isugu yeerey shir deg-deg ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Warar ayaa sheegaya in laga yaabo in shirka , xilka laga qaadayo Taliyaasha ciidanka kuwa kalena la magacaabo , inkastoo warkaas aad u adkayn. Hadal haynta ilaa iyo hadda ka jira shirka ayaa ah suurtagalnimada in xilka laga qaado...

Post

Somalia drought: One boy’s fight to save his family from starvation

Dahir’s brother died of hunger. Now two of his sisters are fighting sickness and malnutrition. The BBC’s Andrew Harding returns to Baidoa to revisit a family forced to flee Somalia’s worst drought in 40 years, as authorities urge the international community to recognise the crisis as a famine. Warning: This article contains images some readers...