Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Xamsa Barre oo safarkiisii ugu horreeyay ugu baxay Kenya
Post

Xamsa Barre oo safarkiisii ugu horreeyay ugu baxay Kenya

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo hoggaaminayo wafdi ballaaran ayaa safarkiisii ugu horreeyay ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, tan iyo markii loo magacaabay xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya bishii June ee sannadkii 2022-kii.