Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Dibad baxyo ballaaran oo ka dhacay Muqdisho
Post

Dibad baxyo ballaaran oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb) — Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibad-bax lagu taageerayay qorshaha Villa Soomaaliya, ee ku aadan wax ka beddelka Dastuurka KMG ah, ee dalka, kaas oo haatan maraya marxaladihii ugu dambayay ee ansixinta Dastuurkaasi. Dibad baxa ayaa waxa soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qayb-galay shacab isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir...

Poland oo sheegtay in Ruushku ‘kusoo xadgudbay’ hawadeeda
Post

Poland oo sheegtay in Ruushku ‘kusoo xadgudbay’ hawadeeda

Poland ayaa sheegtay Axadda maanta ah in ay Ruushka ka dalban doonto in uu sharxo “xadgudub cusub oo hawada sare ah” ka dib markii gantaal Ruushka laga leeyahay uu kusoo xadgudbay hawada dalkan ka tirsan NATO qiyaastii 2 kiiloomitir subaxnimadii Axadda maanta ah ka hor inta uusan ku laaban Ukraine, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Poland.

Maxaa keenay xil ka qaadista Sufurow ?
Post

Maxaa keenay xil ka qaadista Sufurow ?

Madaxweynaha maamul goboleedka HirShabelle Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cabdullaahi Maalin Sufurow, isaga oo u magacaabay mas’uul cusub oo beddalaya xilkaasi.