Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

DF oo billaabeysa bisha April canshuurta VAT
Post

DF oo billaabeysa bisha April canshuurta VAT

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in la ballaarinayo nidaamka Canshuuraha Qiimaha lagu daray (VAT), laga billaabo 1-da Abril, taas oo lagu sheegay in ay qeyb ka tahay dadaallada lagu kobcinayo dakhli soo saarka iyo xoojinta xasilloonida dhaqaalaha dalka.