Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Maraykanka oo codka diidmada qayaxan ee ‘Veto’ u isticmaalay qaraarka xabbad-joojinta ee dagaalka Qaza
Post

Maraykanka oo codka diidmada qayaxan ee ‘Veto’ u isticmaalay qaraarka xabbad-joojinta ee dagaalka Qaza

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale ka dooday, qaraar ku baaqaya xabbad joojin bini'aadanimo, si loo joojiyo dagaalka ka socda Qaza iyo in la kordhiyo gargaarka bini'aadanimo iyo joojinta barakicinta dadka Falastiiniyiinta ah, hase ahaatee qaraarkaas waxaa hor istaagay Maraykanka, isaga oo isticmaalay codka diidmada qayaxan ee Veto.