Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Ciidamada DF oo howlgallo ka sameeyay Jilib Marko
Post

Ciidamada DF oo howlgallo ka sameeyay Jilib Marko

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo isugu jira Ciidamada Xoogga Dalka, Boliiska gaarka ah ee Haramcad, & Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa si wadajira howlgal qorshaysan ka sameeyay deegaano dhowr ah, oo ku yaalla dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanka Jilib Marko iyo Buulo Nageey ee Shabeellaha Hoose.

DF oo dagaal culus ku qaaday Shabaab ku sugan Camaara
Post

DF oo dagaal culus ku qaaday Shabaab ku sugan Camaara

Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya howlgallo culus oo maanta ka socda degmada Camaara ee koonfurta gobolka Mudug, kuwaas oo ay iska kaashanayaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka, oo inta badan ka bar bar dagaallama ciidamada dowladda.