Category: Sooyaan

Home » Sooyaan » Page 5
Calankeena wuxuu ku dhashay dhiiggii awoowayaasheen! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Post

Calankeena wuxuu ku dhashay dhiiggii awoowayaasheen! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Calankeena wuxuu ku dhashay dhiiggii awoowayaasheen!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaanalle_yaqaan99@yahoo.co.uk Aad baan u xasuusnahay sida ay wax ahaayeen laakiin magac iima lahayn waxaaan dareemiyo!….Dareen wuxuu ahaa dhamaantiis raali ka ahayd naftayda!… waxaan qiyaasayaa in dareenka uu sii xoojiyay xaaladdii aan markaas ku jiray, roobkii da’ayay dhibcihiisii…shanqartii biyiihii qulqulayay ee meelaha joogga sare ee magaallada ka soo rogmaday, jeegaantii...

Siyaasigii xil waayow xil-kasnimo ha ka tegin! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Post

Siyaasigii xil waayow xil-kasnimo ha ka tegin! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Siyaasigii xil waayow xil-kasnimo ha ka tegin!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan  Dad-weynuhu waa yaqaanaan dantooda, dalkoodana waa jecelyihiin! Waa caado yaab badan oo dhaqan u noqotay siyaasiga Soomaaliyeed in marka laga qaado xilka uu hayo uu markiiba ku boodo mikrofoonka (microphone-ka), ama heer federal ha ahaado ama heer dowlad goboleed, waxaa iyadana taas ka daran isla markiiba...