Category: Sooyaan

Home » Sooyaan » Page 4
Post

Magac u yaalka “Beesha Caalamka” waa shaati Burcadnimo oo Soomaaliya loo soo huwaday! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Wali waxaa laga fekerayaa sidii laynoo soo heysan lahaa!Kuwa aan madaxda u naqaana waxay ku faraxsanyihiin inaydulaal ka ahaadaan haysashada iyo joogitaanka cadowgaee dalka! shacabkii iska celin lahaana iyagaa beenu sheegay oo yiri dowlad baan nahay! Haddii aan maxmiyad nahay oo laynoo cadeyn lahaa in nimanka isku magacaabay Golaha Ammaanka Qarammada Midoobay ay xoog ku...

Fartoon oo  noqday Guddoomiyaha Wakiiland Somaliland – WAA KUMA Fartoon ?
Post

Fartoon oo  noqday Guddoomiyaha Wakiiland Somaliland – WAA KUMA Fartoon ?

Hargaysa (Raxanreeb ) Maanta oo Axad ah waxa magaalada Hargaysa ee Somaliland ka dhacday doorashada Golaha  Wakiilada  Somaliland kaas oo ay ku tartamayeen  Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon)   & Maxamed Khadar Daahir. Loolanka doorasho waxaa ka tansuulay Cali Xaamud Jibriil oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada ayaa ah labad shaqsi ee haatan ugu...

Post

Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaanalle_yaqaan99@yahoo.co.uk Haddii uu Ingiriisku ahaan jiray boqortooyo aysan qoraxda ka dhicin innagu kuwii beeniyay baan ahayn! Ingiriis wuxuu wali daba joogaa raad uu dhaxlay, iyo gacan haadin gudaha Soomaaliya ka jirta! Baarlamanka ingiriisku maalin kasta wuxuu shaqo ka dhigtay inuu ka hadlo Somaliland waxa loogu yeero...

Sooyaalka :  Daljirka  DAHSOON ee la ubax dhigay  maanta xuska 1-da Luulyo
Post

Sooyaalka :  Daljirka  DAHSOON ee la ubax dhigay  maanta xuska 1-da Luulyo

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya ee Kowdii July 1960-kii, markaas oo ay dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabaddan ayaa cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga...

SOOYAAL : Cali Jayte maku dhici doonaa dabinkii Generaal Xuud uu ku dhacay ?
Post

SOOYAAL : Cali Jayte maku dhici doonaa dabinkii Generaal Xuud uu ku dhacay ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Taariiqda iyada ayaa is qorta dibna isku aqrisa, gobolka Hiiraan khilaafka ka jira waxaa  uu ahaa mid soo jiitamayay tan iyo unkashadii maamulka Hirshabeelle inkastoo ay jireen Murano kale oo ka sii horeeyay. Siyaasiin badan ayaa diiday habka awood qaybsiga maamulka Hirshabeelle ee la dhisay markii hoggaanka uu qabtay Cali Guudlaawe taas...

SOOYAALKA  Madaxwayne Erdogan  ee markale ku guulaystay doorashada Turky-ga.
Post

SOOYAALKA  Madaxwayne Erdogan  ee markale ku guulaystay doorashada Turky-ga.

ISTABUL (Raxanreeb ) Madaxweyne Rajab Axmed Dayib Erdogan ayaa  mar kale loo doortay inuu hoggaamiyo dadka iyo dalka  Jamhuuriyada Turky-ga  ka dib doorasho la isla aaday wareega labaad  taas oo ka dhacday Turky-ga. Taariikh nololeedka Recep Erdogan ayaa si cad u muujinaysa rabitaanka awoodda. Recep Tayyip Erdogan waa siyaasi iyo siyaasi Turki ah. Raiisel wasaaraha...

Dagaalka Laas-Caanood waa ilaalinta dhaxalkii halgamayaashii Soomaaliyeed! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Post

Dagaalka Laas-Caanood waa ilaalinta dhaxalkii halgamayaashii Soomaaliyeed! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Dagaalka Laas-Caanood waa ilaalinta dhaxalkii halgamayaashii Soomaaliyeed! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan DHallin-Yarada ha garatokaalinteeda hana gudato xilkeeda! DHallin-Yarrada Laas-Caanoodl waxay dib u soo nooleeyeen kaalintii lagu yaqiinay lagana sugayay dhalin-yarada Soomaaliyeed! Waxay bud-dhig u noqdeen inay jibiyaan gidaar weyn oo muddoo 32 sano ah uu ku taamayay gumeysiga doonayay inuu Soomaaliya  ka dhigo waslado yar-yar oo aan...

Jeyte waa gar sheegtay, laakiin wax intaas ka weyn baa maqan! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Post

Jeyte waa gar sheegtay, laakiin wax intaas ka weyn baa maqan! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Cali Jayte, Guddoomiyaha gobolka Hiiraan waa gar sheegtay, wuxuu dareemayaa in heerka uu soo gaaray haddii uu heli lahaa taageerrada uu u baahanyahay uu soo gabagabeyn Al-SHabaab, laakiin gartan mid baa ka horeysay, hadalkiisana wuxuu  horseedayaa dhaqan uu cadowgeena rabay in layna gaarsiiyo oo ah oraahda uu Jeyte ka dhawaajiyay ee ah “Ninkii maanta innagu...