Kor u qaadidda dhaqanka iyo wax-barashada dhallinta Soomaalida ee Minnesota! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Mareykanka qaxootinimo baan ku nimid waana laynagu soo dhoweeyay! Minnesota waa gobolka ay ku noolyihiin tirada ugu badan ee shacabka Soomaaliyeed ee u soo haajiray dalka Maraykanka, waxaana lagu sheegaa 100 kun ilaa 107 kun mujtamac gaaraya oo Soomaali ah...
Category: Sooyaan
Xaggee Bay Aadeen Dadkii Puntland?
Tirada dadka ku nool Puntland ayaa la sheegay inay si weyn hoos ugu dhacday muddadii toddobada sano ahayd ee uu Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni hoggaaminayay maamulka Puntland, sida ay muujinayaan xog iyo tirakoobyo la soo bandhigay. Magaalada Boosaaso ayaa sannadkan lagu sheegay inay ku nool yihiin 232,410 qof, iyadoo 124,893 kamid ah lagu tilmaamay dad...
Ma awal baa Itoobiya jecayl innaga dhexeeyay?! Axmed-Yaasiin Max’ed SooyaanSoomaaliya
Ma awal baa Itoobiya jecayl innaga dhexeeyay?!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaanalle_yaqaan99@yahoo.co.uk Soomaaliya Mar Kele DHiig Waa Loogu Wan Qali! Allow maxaan is naqaan! Waxaan garan la’ahay sababta dadku uga qeyliyeen in Suleiman Dedefo Woshe ay Itoobiya u soo magacowday safiirkeeda Soomaaliya, iyadoo la wada ogyahay cadaawadda soo jireenka ah ee Itoobiya u hayso Soomaaliya, iyo sida ay...
XOG: Dhulkii xerada Villa Beydhabo oo lagatay & Saraakishii deganeyd oo lagu dul gatay
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cumar Cabdi Cali oo ah nin mardhow loo magacaabay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa bilaabay in uu guryaha ku garaaco saraakiil ciidan oo degan Xerada Villa Beydhabo kuwaas oo lagu dul gatay guryaha kuyaala xerada Villa Beydhabo. Saraakiisha lagu dul gatay xerada Villa Beydhabo waxaa kamid ah taliye...
Maxaa ka cusub doorashadda Somaliland sanadkan maxaana iska bedelay doorashooyinkii hore.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Jamhuuriyadda kaligeed isugu dhawaaqday madaxbannaanida waxaa ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay ee doorashada madaxtinimada iyo ururada siyaasadda, oo labadii sano ee lasoo dhaafay uu ka taagnaa muran farabadan. Doorashadan oo loo madlanyahay maalinta beri ah ayaa noqoneysay tii sideedaad oo ka dhacday Somaliland tan iyo markii ay ku dhowaaqday in ay...
Isku dheelli tirka istaraatiijiyadeed ee Soomaaliya ay ku leedahay saameynta Itoobiya ee Geeska Afrika.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Tan iyo horraantii 2024-kii, waxaa ka dhex qarxay Soomaaliya iyo Itoobiya khilaaf diblomaasiyadeed iyo dagaal afka ah oo isku haya danaha gobolka ee Geeska Afrika, gobolkaas oo ay hareeyeen xasillooni darro siyaasadeed iyo mid amni. Xiisadda u dhaxaysa labada dal ayaa soo shaacbaxday bishii January markii Itoobiya ay heshiis is-afgarad ah...
Cashadii lagu tiray magacii Golaha SHaacabka.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaan is weyddiiyay maxay tahay baahida loo qabo cashadan uu Xasan SHiikh Max’ud golaha shacabka la daba taaganyahay! Bal adigu is weyddii oo macnee, sanadkaan 2024ka waa cashadii labaad ee Xasan SHiikh Max’ud uu u sameeyay Golihii SHacabka ee dad-weynaha ku masalaayay la xisaabtankiisa, bilowgii sanadka bishii January Xasan SHiikh Max’ud...
Abiy Axmed, wuxuu wax ku fahmayaa dhawaqa xabbadda!…SOOMAALIYA MAR KALE DHIIG WAA LOOGU WAN QALI!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Abiy Axmed: duqsigii fuudka kulul ciirta mooday!Layntii shacabka Itoobiya sida; Tigrayga, iyoAmxaarrada, wuxuu u fasirtay inuu noqon karoboqor xoog weyn oo Geeska Afrika qabsan kara! Itoobiya waxay fahamsantahay oo wali ku riyooneysaa wixii ay baratay oo ahaa iyadoo gobol Soomaaliyeed waa hore gumeystuhu u hadiyeeyay ilaa iyo haddana xoog iyo xeerba dunidu ugu hiilisay. Waxayna...
SHacabka Soomaaliyeed Dabka Ha qaado hana difaacdo dalkiisa! W/Q Axmed-Yaasin Max’ed Sooyaan
Sidee bay maan gal u tahay in Golaha Ammaanka (UN Security Council) uu si buuxdo oo waliba aad moodo dalka inay iyagu leeyihiin go’aan uga gaaraan arrimaha Soomaaliya haddana marna xad gudubka Itoobiya ee Soomaaliya aysan abbaartii ay ka mudneyd ka istaagin?!…Arrintaas waan hubaa shacabka Soomaaliyeed inay ku baraarugsanyihiin!…Sidee bay ku dhacday in Golaha Ammaanka...
SOOYAAL : 64 sano ka dib xoriyadda: Sidee ayay ku timid 1-da Luulyo.
Muqdisho (Raxanreeb )- Bishan Juun waa xilliga xuriyadda waxaana Soomaali badan laga dareemaa u diyaargarowga xuska 26-ka Juun iyo kowda luuliyo. Waxaan idiin soo gudbin doonnaa warbixinno la xiriira xuriyadda oo 64 sano laga joogo. Waxay ahayd 1960-kii. Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro...







