Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Tayyip Erdogan, ayaa Talaadadii shalay markale hadlay aqoonsiga ay Israa’iil aqoonsatay Somaliland, isagoo sheegay in aysan wax faa’ida ah u lahayn Somaliland laftirkeeda ama xataa gobolka, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters. Bishii Diseembar, Erdogan wuxuu sheegay in go’aanka Israel ay si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland, uu yahay mid...
Category: Warar
Turkiga oo xoojinaya tageerida militari ee Soomaaliya
Dowladda Turkiga ayaa u muuqata in ay sii xoojinayso kaalintiisa milatari ee Soomaaliya, iyadoo todobaadkan ay magaalada Muqdisho keentay Maraakiib sida qalab iyo hub milatari. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah iskaashiga dhinaca amniga ee u dhaxeeya dowladaha Turkey iyo Somalia. Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in cutubyo gaar ah oo ka tirsan ciidanka Turkiga la...
Maxey kawada hadleyn RW Xamsa, Axmed Madoobe iyo Siciid Deni ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan gaar ah la qaatay hoggaamiyeyaasha Puntland iyo Jubbaland, kaasi oo ka dhacay hotelka ay ka deggan yihiin xeyndaabka Xalane ee Muqdisho. Ra’iisul wasaare Xamsa, Axmed Madoobe iyo Siciid Deni, ayaa kulankooda diirada ku saaray xaalada guud ee dalka iyo in si wadajir ah...
Maxaa ka soo baxay kulankii ay yesheen madaxweyne Xasan Sheekh iyo golaha Mustaqbalka ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa kulan maanta hotel Decale ay ku yesheen madaxweynaha Soomaaliya iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin madaxda Jubbaland iyo Puntland, iyo golaha samata-bixinta Soomaaliyeed,kaasi oo ahaa qado sharaf. Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa hadalkiisa aad u koobay, wuxuuna sheegay in uu wada hadal...
Wasiirka Arrimaha dibadda oo la Kulmay Ergeyga gaarka ah ee IGAD u Qaabilsan…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdislaan Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Muuse Jaamac Cali, Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan, kulan kaas oo ay uga wada hadleen xoojinta nabadda iyo iskaashiga amniga. Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan ayaa ugu hambalyeeyay Jamhuuriyadda Federaalka...
Soomaaliya oo loo ogolaaday daabacada Baasaboorka bariga Afrika ee EAC
Muqdisho (Raxanreeb Online) Dawladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya loo oggolaaday daabacaada baasaboorka ay wadaagaan dalalka ururka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika ee EAC, iyadoo warbaahinta dawladda ay maanta baahisay in wakiilka Soomaaliya ee ururka EAC. Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa ku wareejiyay wasaaradda amniga gudaha iyo hay’adda socdaalka iyo jinsiyada Soomaaliya go’aanka rasmi...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo booqday furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Hoose
Sabiib (Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Xoosh iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose, si dib-u-dejin loogu sameeyo qoysaskii ay kooxda Al-Shabaab ka dumisay guryahoodii, kana barakicisay deegaannadan. Ujeeddada socdaalka...
Madaxweyne Trump oo rajo ka muujiyay wadahadallada Iran
Washington (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in Iiraan ay doonayso inay heshiis ka gaarto barnaamijkeeda nukliyeerka. Hadalkiisa ayaa yimid ka hor wareegii labaad ee wadaxaajoodyada aan tooska ahayn ee u dhexeeya wakiillada Mareykanka iyo Iiraan ee ka dhacaya Geneva, iyadoo ay dhexdhexaadineyso dowladda Khaliijka ee Cumaan. Isagoo la hadlayay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya golaha Mustaqbalka
Muqdisho (Raxanreeb Online( Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta la filaya inuu kulan la qaato golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo golaha samatabixinta Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xubnahan ku booqan doonaa xarunta Xalane oo ay degan yihiin madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland iyo xubno kale oo ka...
Maxey kawada hadleyn wasiirka Gaashaandhigga Somalia iyo safiirka Shiinaha ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada kala duwan, guulaha Ciidamada Qalabka Sida ee ka gaarey Khawaarijta iyo doorka saaxiibada Soomaaliya ee taageerada iyo awoodsiinta Ciidanka...









