Soomaaliya , Dowlad-Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Benaadir ayaa shirkan diiradda ku saaraya...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo goor dhow ka furmay Villa Somalia.
waxaa iclaamiyey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isla markaana hore shir kan oo kale ula yeeshay madaxda maamul goboleedyada...
Weerar lagu qaaday macbadka Shiraz oo ay ku dhinteen 15 qof
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 40 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday goob ay Shiicada ku cibaadaystaan oo ku taal magaalada Shiraz ee koonfurta dalka Iiraan, sida ay sheegtay wakaaladda warbaahinta dawladda ee IRNA
Malleeshiyo beeleed ku dagaallamay Gobolka Mudug oo xal laga gaaray
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali jifo iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Gogol Nabadeed ay fidiyeen wax-garadka Deegaanka Xera-jaalle oo looga heshiinayey laguna soo af-jarayay dhacdo dhex martay Beelo wada dega deegaannada Xera jaalle iyo Galdogob, oo ka wada tirsan Dagmada Goldogob ee Gobolka Mudug
Maamulka Gedo miyuu soo afjarayaa dagaalada qabaa’ilka ?.
Beelaha Fiqimuxumed iyo Gabaweyn oo bilooyin ka hor dhax marey dagaalo qabiili
Booliska ” Gacanta ayaa lagu dhigay haweenay dishay gabar 7 sanno jir ahayd “
Gabarta haweenaydan dilka u gaysatay ayaa da 'aahan lagu qiyaasay todobo sanno jir iyada u shaqaynaysay.
Muqdisho oo uu ka furmayo shirka wadatashiga & qodobada miiska saaran.
Shirkan waxaa ka qayb galaya madaxda Dowladda Federaalka iyo maamul- goboleedyada kuwaas
Dad ka careysan dilkii Xildhibaannad Juweeyriya oo bannaanbax dhigay
Waxaa Maanta Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad degaanka Soomaalida ka qabsoomay bannaanbaxyo looga soo horjeeday dilkii shalay halkaasi loogu geystay Xildhibaanad Juweeyriya oo kamid aheyd Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida
Laftagareen oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya
Xaqiidada Xariga Xoghayaha SJS iyo Ciqaabta ay Xukuumadda dooneyso in lagu qaado
Dowladii Kacaanka ee Keli-taliska ahayd 1969-1991 , dalka kama jirin warbaahin ka baxsan


