Muqdisho (Raxanreeb )- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa la xaqiijiyay in shaqada ay ka tagaysa bisha May. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka codsadeen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay in la beddelo Catriona Laing oo hal sano. “Waxaan kalsooni buuxda...
Amniga caasimadda oo markale oo faraha ka baxaya- HADDII !.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa ka jira falal amni daro oo ay wehliyaan dilalkla loo gaysanayo dadka shacabka ee aan waxba galabsan. Dilalka hadda ku soo kordhay caasimadda waxa ka mid ah dilalka qorshaysan oo aan ilaa iyo hadda la ogayn cida fulinaysa inkastoo dowladdu ay sheegayso inay dadaalo...
MUQDISHO : Xaafadaha Saypiano ma dagaal ay ka dhici doona ‘’XOG “.
Muqdisho (Raxanreeb )- Shir u dhaxeeyay madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Odayaasha dhaqankam Xaafadaha Saypiano ayaa fashil uu ku dhamaaday sida ay sheegayaan xogaha Raxanreeb ay helayso. Waxaa looga hadlayay shirkan rabashado ka dhashay go’aan dowladda Soomaaliya ay ku doonaysay in la baneeyo xaafadaha Saypiano gaar ahaan dab- damiska oo amar uu...
ICRC Kenya ‘’ Dad badan ayaa halis ugu jira roob ka da’au Kenya ‘’.
Nairobi (Raxanreeb )-Roob lixaad leh oo kala jaray waddooyin iyo magaalooyin ka mid ah dalka Kenya ayaa ka da’ay dalkaas sida ay soo wariyeen warbaahinta dalkaa ka howlgasha. Gadiid badan oo u kala gooshi lahaa waddooyin badan oo dalkaas ayaa la sheegay inay ku xaniban yihiin magaalada caasimadda ah ee Kenya waxaana jarmay waddooyin muhiim...
SAADAAL & XOG : Ma qabsoomi doonaa shirka madasha wadatashiga Qaran ?
Muqdisho (Raxanreeb ) – Tan iyo markii uu dib u dhac ku yimid shirka madasha wada-tashiga Qaran waxaa soo baxaya warar kala duwan oo la xiriira in dib markale loo balami doono iyo in kale. Shaki badan ayay leeyihiin saadaalayaashu arrimaha siyaasadda ayaa ku gadooman suurtagalnimada in markale la shaaciyo qabsoomida shirka madasha oo muhiim...
Al-Shabaabkii ugu badnaa oo isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya
Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbdeed ayaa kusoo bandhigay magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay, xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo gaaraya illaa iyo 8 xubnood oo isku soo dhiibay ciidamadaasi.
Bilinken oo booqanaya Shiinaha
Xoghaya Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu u safro dalka dalka Shiinaha, xilli ay xukumadaha Washington iyo Beijing isku dayayaan in ay sii wadaan xiriirkooda aanan adkeyn, inkasta oo uu jiro kala duwanaasho mug weyn oo dhinacyo badan leh.
Nin walaalkiisa si xun ugu dilay gudaha Baladweyne
Warar dheeraad ah, ayaa laga helayaa gobolka Hiiraan kaas oo ah, dhacdo xannnuun badan oo xalay ka dhacday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaais, kaddib labo walaalo ah, oo halkaasi isku dilay.
ADIS ABABA : Kumannaan Itoobiyaan ah oo guri la’aan ah + sababta.
Adis Ababa (Raxanreeb )- Dagaalka ka dhashay muranka dhulka ee xudduudaha gobollada Tigray iyo Amhara ayaa barakiciyay ku dhowaad 29,000 oo qof, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Dagaalka ayaa billowday toddobaadkii lasoo dhaafay wuxuuna u dhaxeeyay ciidamada labada gobol ee degmada Raya Alamata, oo ay labada dhinacba sheegtaan. Saraakiisha ku sugan gobolka Amhara ayaa ku...
Israa’iil oo dad isku qoys ah ku laayay marinka GAZA & wararkii ugu danbeeyay.
Gaza (Raxanreeb )- Saraakiisha caafimaadka ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 9 qof oo 6 ka mid ah ay carruur ahaayeen lagu dilay duqeyn ay ciidamada Israel ku bartilmaameedsadeen guri ku yaalla degmada Rafah ee Marinka Gaza. Duqeyntan oo qeyb ka ah weerarka ay Israil ku heyso magaalada go’doonsan ee Gaza muddo 7 bilood ah, ayay...









