Category: Warar

Home » Warar » Page 486
Post

Maxaa ku soo kordhay kulankii MD Xasan & Guddiga joogta ah ee Golaha Shacabka ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu uga warbixiyey halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha ayaa xusay in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay udub-dhexaad u yihiin qorshaha dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab, maadaama ay...

Post

Xogta kulanka caawa ee u dhaxeeya MD Xasan Sheekh & Guddiga joogta ee Golaha Shacabka.

Muqdisho ( Raxanreeb ) waxaa caawa isha lagu wada hayaa kulanka u dhaxeeya Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxanuud iyo Guddiga joogtada ah ee Barlamaanka Soomaaliya. Kulankan waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaan doono sida xogta aan ku helnay Guddoomiyaha golaha shacabka Aadan Maxamed Nuur Madoobe. Kulankan ayaa daba socda mooshino dhowr ah oo la...

Post

Isra’il ayaa diyaarado ku duqeysay qeybo ka mid ah Falastiin

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa weerar ku qaaday goobo ku yaalla marinka Qaza, kaddib markii gantaal uu ku soo dhacay koonfurta Israa’iil, iyadoo xiisaddaasi ay gaartay heer aad u kulul oo ka taagan Daanta Galbeed ee la haysto, halkaas oo 10 Falastiiniyiin ah ay ku dileen ciidammada Israa’iil tan iyo toddobaadkii hore.