Category: Warar

Home » Warar » Page 550
Xukun lagu riday maanta masuuliyiin iyo saraakiil u xirnaa Musuq maasuq
Post

Xukun lagu riday maanta masuuliyiin iyo saraakiil u xirnaa Musuq maasuq

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan oo xabsi ah ku riday qaar kamid ah masuuliyiintii iyo saraakiishii lagu helay in ay galeen eedeymo musuq maasuq. Sidoo kale Maxkamada ayaa dib xoriyadooda u siisay xubno kale oo la sheegay in lagu waayay wax eed ah oo la xiriirta musuq – kuwaas oo...

DHUUSMAREEB : Qaraxyo Gilgilay  Galmudug + khasaaraha jira
Post

DHUUSMAREEB : Qaraxyo Gilgilay  Galmudug + khasaaraha jira

Dhuusmareeb (Raxanreeb) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud waxaa  lagu soo waramayaa  inuu ka dhacay qarax ismiidaamin ah kaas  oo la doonayay in  gudaha la galyo magaalada . Sida ay sheegayaan wararka aan helayno  qaraxan oo gawaari laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay bar kantarool oo laga galo magaalada Dhuusmareeb , halkaas oo la sheegay in ...

Booliska BELEDWAYNE oo hal qof u qabtey qaraxii dadka badan ku dhinteen
Post

Booliska BELEDWAYNE oo hal qof u qabtey qaraxii dadka badan ku dhinteen

Beledwayne (Raxanreeb ) Hay’adaha amniga magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in  ay gacanta ku dhigeen shaqsiyaad la sheegay inuu ku lug lahaa weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Beledwayne Hiiraan. Taliska  ciidanka  booliska Beledwayne ayaa sheegay in howlgal ka dib ay ku guulaysteen in gacanta ay ku soo dhigaan ,...

Wararkii ugu dambeeyay duqeyn diyaaradeed oo kadhacday Galgaduud
Post

Wararkii ugu dambeeyay duqeyn diyaaradeed oo kadhacday Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb) Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo kadhacday degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale, duqeyntan ayaa waxaa lasheegay in ey kadhacday goob ey isku uruursanayeen xubno kamid ah kooxda Al-Shabaab oo kutaala deegaanka Cali Xeyle ee gobolkaasi. Dhanka kale, macada qasaaraha rasmiga ah ee kadhashay duqeyntaan kadhacday gobolka Galgaduud sidoo...

Madaxweynaha Villa Somalia Mise Madaxweynaha Villa Galmudug ?
Post

Madaxweynaha Villa Somalia Mise Madaxweynaha Villa Galmudug ?

Nairobi (Raxanreeb ) Madaxweynaha Kooxda Villa Somalia wuxuu magaaalada Dhusamareeb ee Galmudug tagey 05/08/2023, waxaana maanta u buuxsantay 52 maalmood. Madaxweynaha Kooxdu wuxuu safarkiisa GM ku micneeyey in uu hoggaaminayo dagaalka lagula jiro khawaarijta. Xaqiiqda daalacan ayaa ah in ujeedada saxda ah ee safarka Xasan Sh ku tagey GM ay ku soo aruureyso in mid...