Afgooye (Raxanreeb) Wararka aan ka helayno deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas qarax miino lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii deegaanka Mareeray ee Shabeellaha hoose. Guddoomiye ku xigeenkii Deegaanka Mareerey ee Degmada Afgooye Cali Cumar ayaa la kacday gaarigiisa miino la galiyay wadada dhinaceeda. Waxaa lagu soo waramayaa in sidoo kale...
Boqollaal taageerayaasha mucaaradka Eritrea ah oo lagu xiray Jarmalka
Illaa 228 ka mid ah taageerayaasha mucaaradka Eritrea ayaa lagu xiray Jarmalka kadib markii ay isku dhaceen booliska, magaalada koonfureed ee Stuttgart, waxaa sidaas sheegay booliska.
Itoobiya oo ka jawaabtay sheegashada Al-Shabaab kadib dagaalkii Bakool
Dowladda Itoobiya ayaa beenisay sheegashooyinka kooxda Al-Shabaab kadib dagaal ciidankeeda iyo maleeshiyada shalay ku dhex-maray gobolka Bakool ee koonfur-galbeed Soomaaliya.
Nin ku hubeysan oo dhac ka geytay Garoowe oo gacanta lagu dhigay
Garoowe (Raxanreeb) Booliiska ee ka howlgala magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay nin hubeysan oo muuqaalkiisa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada si weyn loogu baahiyay. Sidoo kale, shaqsigan hubeysan ee ciidamada xireen ayaa waxaa muuqaalkiisa duubay kaamirada CCTV , isaga oo si xoog ah iyo qoray caaradiisa kaalin shidaal gaari uu watay...
Gorfeynta Buugga Taariikhda Madaxweyne Aadan Cadde
Magaca Buugga: President Aden Abdulla-His Life and Legacy Qore: Mohamed Issa Trunji Cadadka: 224 bog AHN Madaxwayne Adan Cabdulle waxaa uu ku jiraa dadka dhifta ah ee taariikhdu sida wacan u maamuustay kuna sharaftay inuu ahaa halyay dalkiisa iyo dadkiisa wixii uu tari karay ka gaystay. Madaxwayne Adan wuxuu ku dhashay tuulada Ceel Qurun oo...
Dowladda Itoobiya oo beenisay warkii kasoo baxay Al-Shabaab
Bakool (Raxanreeb) Dagaal culus oo saacado badan socday ayaa shalay deegaanno katirsan gobolka Bakool ku dhax maray kolonyo ciidamo Itoobiyaan oo safar ahaa iyo dagaalyahannao katirsan kooxda Al Shabaab oo jidka u galay. Sidoo kale, Socdaalka ciidamo Itoobiyaan ah oo ku kala jeeday magaalooyinka Waajid iyo Xudur ayaa siyaabo kala duwan jidka loogu galay, waxa...
ATMIS oo ka baxday saldhigyo hore leh iyo tirada dalka ka baxday
Muqdisho (Raxareeb ) Bisha December ee sanadka 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika Taliska Ciidamada ATMIS ayaa hadda bilaabay Wajigii Labaad ee dhimista Ciidamada midowga Afrika ee ka baxaya Soomaaliya. ATMIS ayaa maanta baneeyey Saldhigga Ciidanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe...
Magaalada Derna oo ay ku geeriyoodeen inkabadan 18K oo qof
Duqa magaalada Derna ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay magaalada ay cagacagaynayso 18 kun illaa 20 kun oo qof, isagoo caddeeyay in dadka magaalada ku nool ay ahaayeen 100 kun oo qof, dhulka baaba’ayna lagu qiyaasay 100 km.
Xuseen Sheekh muxuu ka yiri Laftagareen
Agaasimihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya, Xuseen Sheekh Maxamuud, haatana ah musharax madaxweyne oo u taagan Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan maamulkaas iyo doorashada kusoo foodka leh.
Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shir ka dhacaya Vietnam
Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Sagaalad ee xildhibaannada dhallinyarada Adduunka oo ka furmay dalka Vietnam.









