Garoowe (Raxanreeb ) Rabashado ayaa ka sii socda magaalada Laascanood , halkaas oo ay ku dhibanayaan dad rayid ah kuwo kale ku dhaawacmayaan halka magaalada laga saarayo dadka waayeelka ah. Inkastoo ay jiraan warar kala duwan oo ka soo baxay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo la sheegay in warkiisa uu aad ugu hoseeyay sidii laga filayay...
Ruusha oo duqeeymo ka fuliyay Ukraine
Duqeyn xooggan ayaa lagu beegsaday Magaalada Kyiv ee Caasimadda Ukraine xilli goobta weerarka lagu qaaday lagu sagootinayay 2022 laguna soo dhaweynayay sanadka cusub ee 2023 sida ay sheegeen saraakiil katirsan dowladda Dalkaas.
WARBIXIN | Amaan darrida Muqdisho & Qayla dhaanta madaxda Dowladda .
Muqdisho (Raxanreeb ) Dagaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka socda gobolada qaar ee dalka ayaa sadaal ka bixinaya in kooxda Al- Shabaab weeraro ay ka gaysan karaan meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Digniino arintan ku saabsan ayaa soo baxayay maalmihii la soo dhaafay , waxa ay ciidankuna ay kordhiyeen howlgalada ay ku doonayaan in...
DAMBI- Dagaal oo lagu tilmaamay dilalka & rabashadaha Laascanood.
Garoowe ( Raxanreeb ) Warsaxaafadeed ku saabsan Xaalada Magaalada Laascaanood ayaa maanta oo sabti ah Dallada Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland ka soo baxay . War-saxaafadeedka ka soo baxay PUNSAA ayaa danbi dagaal ku tilmaamay xasuuqa ay Somaliland ku waddo shacabka Laascaanood. PUNSAA ayaa sidoo kale ku baaqday in gabi ahaan la joojiyo – gacan...
MD Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga Miisaaniyadda 2023
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo xusay kororka miisaaniyadda ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda, gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda iyo khubarada dhaqaalaha Soomaaliyeed diyaarinta iyo jaangoynta miisaaniyad waafaqsan hiigsiga qaran ee horumarka, dib u...
Guddoomiye Cirro: “Waxa ka socda Laascaanood ma ahan arrin la aqbali karo”
Cabdiraxmaan Maxamed Cirro, Musharraxa Xilka Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi usoo jeediyay in ay Ciidamada ka dulqaaddo Shacabka Magaalada Laascaanood.
Ciidamada Eritrea oo ka baxay gobolka Tigray
— Goobjoogayaal iyo sarkaal Itoobiyaan ah ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in askarta Eritrea oo ku dagaallamayey taageerada dowladda federaalka Itoobiya labadii sano ee dagaalka sokeeye ee gobolka Tigreega ay ka baxeen labo magaalo oo waaweyn, una jihaysteen dhanka xadka.
Maxkamadda sare ee Iran oo aqbsashay racfaan loo gudbiyay
Maxkamadda sare ee dalka Iran ayaa aqbashay racfaan uu ka qaatay qofka kamid ah dadkii dibadbaxyada ka dhigayay dalkaas kaasoo lagu xukumay dil xili dhawaan ay dhaceen banaanbaxyo looga soo horjeedo dowlada.
Madaxweyni Deni oo baaq kasoo saaray rabshadaha ka socda Laascaanood
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qoraal kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaasi oo maalmihii tegay ay ciidamada Somaliland ku dileen dad shacab ah.
Farmaajo “Somaliland waxay laayeen birimigeydyo” Laascaanood
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa war xasaasi ah kasoo saaray xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isaga oo weerar toos ah ku qaaday Somaliland.