Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe ayaa ka hadlay arrinta muddo kororsiga ee maamulkiisa u sammeeyay dhowaan.
Ra’isulwasaare Xamsa Barre oo gaaray Beledweyne
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta safarkiisii ugu horreeyey, tan iyo markii la magacaabay ku tegay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo u anba baxay Garowe
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.
Safaaradda Mareynkanka ee Soomaaliya ”Dagaaalka Ruushka ee Ukraine wuxu saameeyay Soomaaliya”
Qoraal lagu baahiyay barta twitterka Safaaradda Maraynka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in
Askar ka tirsaN ATMIS oo lagu dilay Sh. Hoose
Dad ku sugan magaalada Baroowe ee Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in dagaalkan uu socday muddo ....
Golaha Shacabka oo maanta miiska u saaran in ay ka doodaan afar Qodob maxayse yihiin ?
Maalintii Axad ah ee todobaadkan kulan Golaha shacabka ay ku yeesheen xarunta Villa Hargaysa ...
Madaxwaynaha Xasan Sheekh oo Maanta ku sii jeeda Puntland.
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxwayne Deni ayaa isla soo qaadi doono
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay kulanka golaha Wasiirrada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabadda gunaanadka Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ballan qaaday in la ciribtiraayo Al-Shabaab
Wasiirka Gaashaandhiggaa Soomaaliya, Cabdullahi Maxamed Nuur oo ku sugan deegaannada Hirshabeelle ayaa yiri.
Somaliland oo kulan isugu yeertay Hay’adaha ka howlgalla degaannadeeda
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaarha, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan xubnaha guddiga ayaa maanta kulan la qaatay Masuuliyiin