Ciidanka Ilaalada Xeebaha Giriigga ayaa badbaadiyay qaar kamid ah Tahriibayaal Soomaali ay kamid tahay halka weli la baadigoobayo dadka qaar oo la waayay sida ay xaqiijiyeen saraakiil katirsan ciidanka Badda Dalkaas
DFS iyo Suudaan oo kawada hadlay Iskaashiga labada dal
DFS iyo Suudaan oo kawada hadlay Iskaashiga labada dal
Cabdullaahi-Janno oo soo saaray Buug Cusub oo ilmaha loogu talo galay.
Qoraaga Soomaaliyeed ee reer Minnesota, isla markaasna ka tirsan qorayaasha gobolkaas Cabdullaahi M. Sooyaan (Cabdullaahi-Janno) ayaa dhowaan ku soo ban- dhigay xarunta Soomaal House of Art buug loogu talo galay ilmaha yar-yar oo ku qoran luuqadda ingiriiska, laguna magacaabo When River Stopped Singing To Cloud. Qoraaga oo horayba caan ugu ahaa qoraallada maqaallad arrimaha siyaasadda...
Madaxweyne Puntland oo Magacaabay Gole Wasiiro oo cusub.
Wasiirada MadaxwaynahabPuntlanduu caawa isku shaandhaynta ku sameeyay waxaa ku jira...
XOG : Ciidamo u dhaqaaqay Ceelbuur & dhaqaaq degaankaas ka jira
Ciidanka Dowladda ee ku sii jeeda Ceelbuur ayaa la xaqiijiay in ay gaareen degmada Dhuusmareeb..
Saraakiisha Dowladda ” 15 ka tirsan Al-Shabaab ayaan ku dilnay Hiiraan ”
Inta ay socdeen howlgalada ciidanka ayay saraakiishu sheegeen in ay..
DFS oo doonaysa in gulufka socda ay kala kaashato maamulada
Shirar kala duwan oo looga hadlayo arinta Dowladda ee ka gacan siinta dagaalka ka dhan ah Al- Shabaab
Madaale ”Qofkii Al- Shabaab u cadaalad Doonta kuma soo noqonayo Muqdisho”
' Ganacsigii lagu xira amar ka soo baxay Kooxda Al- Shabaab hala ogaado dib looma furi doono..
Diyaarado dagaal oo duqeeyay bariga Galgaduud & Faahfaahin laga helayo
Goobjoogayaasha ayaa ku waramaya in duqeymahan saacado badan ay
MUQDISHO : Ciidanka Dowladda oo howlgalkii ugu adkaa ka fuliyay.
Dad uu saameeyay xalay howlgaladan ayaa RBC u sheegay in