Category: Warar

Home » Warar » Page 744
Post

MD Xasan Sheekh oo gaaray Sh. Dhexe & kulan uu la qaatay Saraakiisha

Nuur-dugle ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada Alshabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee Hirshabelle oo ka mid ah goobaha ciidamada Xoogga dalka iyo shacabka oo iskaashanaya ay ka xoreeyeen Khawaarijta. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ciidamada Xoogga dalka iyo shacabka ku nool Hirshabelle, gaar...

Post

DABAGAL : Balan ka baxa Kenya & Dulqaadka Soomaaliya.

Muqdisho ( Raxanreen ) Waxaa muuqanaysa in dowladda Kenya ay ka baxday heshiisyo dhawr ah oo ay la gaartay Soomaaliya taas oo dhanka kale saameyn muuqata ku yeelatay muwaadiniinta Soomaaliyeed. Heshiis bishii 9-aad 2022 ka labada dal ay ku kala saxiixdeen ayaa qeexayay in la fudeydiyo isku socodka iyo ganacsiga labada dal, laakiin taas waxa...

Post

Dowladda oo sheegtay in 49 xubnood oo ka tirsan Al- Shabaab lagu dilay duqeyn xagga cirka ah.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federqqlka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in 49 xubnood oo ka tirsan tirsan  Al-Shabaab ay ku dileen howlgal iyo duqeymo qorshaysan oo ay ku qaaday saldhigyo ay ku sugnayeen Al- Shabaab. Warsaxafadeed ka soo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in sidoo kale duqeyntaas oo ka dhacday deegaanka Buulo...

Post

Virginia : 10 qof ayaa nin hubaysan ku dilay.

Virginia ( Raxanreeb ) Nin hubeysan ayaa ilaa 10 qof ku dilay dukaan ku yaalla Chesapeake, ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku sheegeen. Nin la rumeysan yahay in uu ahaa maamulaha dukaanka ayaa rasaas ku furay dadkii halkaas ku sugnaa kadibna waa uu is dilay. Maamulka magaalada Chesapeake ayaa bartooda twitterka ku...