Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo bandhigay Ciidamo aad u farabadan, kuwaas oo maamulku sheegay in loogu talo galay inay la dagaalamaan ururka Al-Shabaab
Ra’ila Odinga oo sheegay in uu ixtiraamayo go’aanka Maxkamadda Sare ee Kenya
Musharrixii doorashada lagaga guuleystay ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in uu ixtiraamayo go’aan kasoo baxay maxkamadda sare oo ay ku taageertay guushii uu ka gaaray musharraxa kale ee la loollamay doorashada ee William Ruto, inkastoo uu sheegay in uu “si weyn uga soo horjeestay
Maxkamadda Sare ee Kenya oo taageertay guushii William Ruto
Maxkamadda ayaa diiday dooddii Ra;isul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo uu ku eedeeyay in Ruto ku shubtay
RW Xamse Cabdi Barre ” Dalkeena maanta xor ma ahan ”
Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in marka hore uu aad uga xun yahay dhibaatadii Al- Shabaab ay ka gaysteen gobolka Hiiraan
Shirka DF & Dowlad- Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay
Shirka ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo ay wada yeeshaan Wasiirada maamul- goboleedyada iyo Dowladda dhexe
Maxaa ku soo kordhay howlgalkii Dowladda ay ku qaadday Basra ?
sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad & kuwa Duufaan ee NISA ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Basra oo kuyaalla duleedka degmada Deeyniile iyo deegaano kale oo ku dhow dhow, halkaas oo ay ku sugnayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab
Dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Al- Shabaab & Macwiislay oo Muqdisho la keenay.
Dadka dhaawac ah ayaa isugu jira kuwa dhaawacyadooda fudud iyo kuwa culus , sida RBC ay u sheegeen xubno ka socday dadka dhaawacmay.
Ganacsto laga soo furtay Al- Shabaab duleedka Afgooye.
Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in ay soo furteen dad shacab ah iyo ganacsato .
Cumar Cabdirashiid” DFS hadda ayay gacan qabasho leedahay”
Intaas waxaa uu warkiisa ku daray in Dowladda Federaalka Soomaaliya hadda ay leedahay go'aan ah in ay diido wax ka socda maamulka Jubbaland
Maxkamadda Sare ee KENYA oo maanta soo afjaraysa muranka Doorashadda
Go’aanka maxkamadda oo noqon doona mid kama dambeys ah..









