Waxaa lagu soo waraamayaa in markii ay gaareen xuduuda durbadiiba ay bilaabeen in ..
Mid ka mid ah suuqyada ugu weyn dalka Pakistan oo gubanaya
Dab xooggan ayaa ka kacay suuqa weyn oo ku yaalla bartamaha caasimadda Pakistan ee Islamabad
XasanSheekh oo kala diray Guddiyada Adeegga Garsoorka iyo La-dagaalanka Musuqa.
Madaxweynaha oo ka duulaya ahmiyadda ay labadan guddi u leeyihiin dowlad nimada Soomaaliyeed iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay
Go’aanka DF iyo Al- Shabaab oo sababay in Warbaahintu ay ku dhacdo Af- Libaax.
Dagaalkan oo wali ka sii socdo meelo ka mid ah dalka waxaa ka bar barsocda howlgalada joogta ah
MD Xasan iyo Guddoomiye Madoobe oo dalka ka maqan & Marwo sacdiyo oo dalka Madaxwayne ka ah.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta safar shaqo uga amba baxay magalada Muqdisho asagoo ku sii jeeda magaalada Amsterdam ee dalka Boqortooyada Netherland
DEG-DEG : Iska hor imaad ka bilowday deegaan hoos yimaada Buuloburde.
Dagaalka oo u dhaxeya Ciidanka Dowladda iyo kooxda Al-shabaab ayaa ka Socoda Degaanka Jicibow...
Xasan Daahir ka dib hakintii lagu sameeyay barihii bulshada ee uu adeegsan jiray.
Waddaadkan ayaa culayska ugu badan la kulmay markii maalmo ka hor uu soo baxay warka ku saabsan in wiil uu dhalay iyo Hoggaamiye Al- Shabaab ..
Guddoomiyaasha degmooyinka oo lagu canaantay hubaal la’aanta ka jirta amniga
Kulankan waxa uu ka dhacay Degmada warta- Nabad , halkaas oo ay ku sugnayeen laamaha ammaanka degmooyinka gobolka Banaadir
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Uganda
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho kujooga dalka Uganda ayaa waxaa la filayaa in uu wada-hadallo la yeesho Madaxda dalkaas oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Yoweri Museveni
DF oo xirtay dhammaan mareegyadii Al-Shabaab
Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay dhammaan barihii Internet-ka ee lagu baahin jiray wararka kooxda Al-Shabaab, sida lagu caddeeyey war saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya

