Dagaalkan ayaa sida la sheegay billowday kaddib markii ciidamo ka tirsan Al-Shabaab
Danjire Vacchi ” Roma way xoojinaysaa xasilinta Soomaaliya ”
Ra’iiusl Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa kulankooda waxa ay uga wada hadaleen xiriirka qotada dheer ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga...
Soomaaliya oo laga gacan siinayo la dagaalanka Al- Shabaab & gargaarka
Kulanka ayaa looga wada hadlay dardar gelinta dadaallada loogu gurmanaayo dadka abaaruhu saameeyeen..
CPJ: “waa in DFS si deg deg ah kusii daaysaa Xoghaye Cabdalle Mumin
Iyadoo ka jawaabaysa wararka sheegaya in la xiray Cabdalle Axmed Muumin oo ah weriye madax bannaan una ololeeya xorriyadda saxaafadda Soomaaliya, ayaa hay’adda Difaaca Weriyayaasha (CPJ) waxa ay Talaadadii baahisay qoraalkan, iyadoo ku dalbatay in degdeg loo sii daayo
Xoghayaha guud ee SJS oo NISA Xabsiga dhigtay
Xoghayaha guud ee Somali Journalists Syndicate SJS Cabdalle Axmed Mumin ayaa Airporta ka Muqdisho lagu xiray maanta xilli uu safar shaqo uu u socday Nairobi Kenya
DEG DEG : Guddoomiyihii Degmada Qoryoolay oo qarax miino lagu dilay.
Saraakiil ka tirsan maamulka Degmada ayaa warbaahinta u sheegay geerida Guddoomiyaha Degmada ee maanta...
DEG DEG: Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir oo lamagacaabay
Mahdi waa shaqsi shaqo adag kasoo qabtay Galmudug, laguna..
UK ”Abaaraha Soomaaliya ka jira waxaan ku bixin doonaa $50 million”
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UK James Cleverly, qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in..
Dowladda Mareykanka oo fara gelisay DFS iyo Warbaahinta
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay qoraal ay farriin ugu direyso dowladda Federaalka Soomaaliya iyo warbaahinta Soomaaliyeed ee madaxa bannaan, kaddib go’aankii ay warbaahintu diiday oo dowladda kasoo baxay Sabtidii toddobaadkaan
Dagaal culus oo mar kale ka qarxay Hiiraan
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in maanta markale uu dagaal culus dib uga qarxay deegaanka Ceel Macaan oo u dhow degmada Jalalaqsi ee gobolkaasi, isla markaana saaran waddada laamiga ah


