Xog ay heshay RBC ayaa sheegaysa in saraakiisha Gobolka Hiiraan gaar ahaan Taliyayaasha ciidamada guutooyinka
10 qof ayaa lagu dilay Canada weerar Toorrey oo ka dhacay
Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay 15 kalena waa lagu dhaawacay weeraro mindiyeyn ah oo ka dhacay laba deegaan oo baadiye ah oo ku yaalla dalka Canada Axaddii, waxaa sidaas sheegay booliska oo billaabay ugaarsiga laba tuhunsane
Ururka Xamaas ayaa daldalay Rag loogu shakiyay inay Isra’il Basaas u ahaayeen
Ururka Xamaas ayaa labo nin oo Falastiini ah, oo lagu eedeeyay inay la shaqeynayeen Israa’iil, ayaa lagu toogtay Marinka Gaza, sida ay sheegtay maamulka wasaaradda arrimaha gudaha ee Xamaas ay maamusho.
Maxaa lagu gorfayn doonaa shirka DF & maamul-goboleedyada?
Wasiirka maaliyada maamulka Puntland Xasan shire iyo xubno kale ayaa soo gaaray Muqdisho
Guuxa Maanta ka jira magaalada Garoowe !!
Madaxwaynaha Maamulka Puntland ayaa la sheegayaa in arintan uu kala kulmi doono culays xaga siyaasadda
Midowga Afrika oo magacowday Ergayga cusub Soomaaliya
Mohamed Al-Amine Souef ayaa waxaa uu badalay Francisco madeira, kaas oo dalka looga eryay 7adii April
Maxkamadda Sare Kenya oo Beri ku dhawaaqaysa Natiijada doorashada
Go'aanka Beri oo Isniin ah ayaa soo afjari doono dhamaan muranka ku saabsan natiijada doorashada
Jayte ”Ma waxa jira qof jirkiisa biyo ka imaanaya haddii xabad ay dhacdo”
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraa ayaa xusay in aan laga baqin xilligan la joogo Al- Shabaab ..
Maamulka Kisumu oo uu kasoo jeedo Raila oo u jawaabay Mareykanka
Barasaabka maamul goboleedka Kisumu ee dalka Kenya, ayaa ka jawaabay digniin la xiriirta socdaalka, oo ay safaaradda Mareykanka qeybteeda maamulkaasi ay soo saartey, taasi oo ku boorineysay muwaadiniintooda inay feejignaadaan, ka hor inta aanu soo bixin go’aanka Maxkamadda Sare ee dacwadda natiijada doorashada madaxweynenimada
Meydka gabar la aqoon waayay oo laga helay Aagga Xalane
Dadka degaanka ayaa ku waramay in gabadha wajigeeda uu ka muuqdo dhiig xoogan









