Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo howlgalo qorsheeysan ka sameeyay degaano katirsan gobolka Baay, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno katirsan dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab
MD Xasan oo Museveni kala hadlay howlgalka Al- Shabaab & kaalinta Uganda.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo dowladda Uganda sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay ..
Amar la siiyay madaxda maamulka gobolka Banaadir
Qaybaha kale duwan ee xarunta dowladda hoose ayuu Ra’iisul Wasaare Xamse kormeer guud ku sameeyay
Sidee Guudlaawe ugu suurtagashay in socdaal dhulka ah uu ku tago Cadale ?
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa kusoo dhoweeyay Degmada Cadalle Xildhibaano...
Bahda warbaahinta Soomaaliyeed oo walaac ka muujisay amarka dowladda Soomaaliya ee xaddidaya xorriyadda hadalka iyo tan saxaafadda
Bahda saxaafadda Soomaaliyeed iyo ururrada saxafiyiinta* ayaa ka walaacsan awaamiirta cusub ee ay soo saartay dowladda federaalka Soomaaliya ee ku saleysan xayiraadda iyo joojinta waxa ay ugu yeertay dowladdu “fidinta fikradaha xagjirnimada iyo argagixisada
Faahfaahinta & khasaaraha ka dhashay hoobiyaal lagu garaacay ATMIS.
Saldhiga Madaafiicda lagu weeraray oo kuyaala Xaafadda Xaawa Taako gaar ahaan Aaga Warshadihii hore ee dharka Balcad ayaa..
Q.M oo ku baaqday in baaritaan in lagu sameeyo muhaajiriin lagu gubay Liibiya
Waxay ku boorisay Qaramada Midoobay masuuliyiinta dalka Liibiya,..
Guddoomiyaha Buulo Burde oo sheegay in la go’doomiyay Al-Shabaab
Dagaal socday muddo ku dhow 10 saacadood ayaa Axaddii shalay ka dhacay meel u dhaw magaalada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan, dagaalkaas ayaa dhaxmaray ciidamada dowladda iyo kuwa macaawisleyda oo dhinac ah iyo Al-Shabaab
Dagaal culus oo ka dhacay Jicibow
Wakaaladda wararka ee dowladda Sonna ayaa daabacday qoraal Ku saabsan in Al-Shabaab iyo ciidamada Dowladda iyo dadka deegaanka uu dagaal qaraar ku dhexmaray deegaanka Jicib kaasoo qaatay inkabadan 12 saacadood
Ciidankii ugu badnaa oo maanta ka baxay Muqdisho & Faahfaahinta.
Waxaa lagu tilmaamay ciidankan in ay ahaayeen kuwii ugu badnaa ee ka baxa magaalada Muqdisho..
