Labada masuul waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka taariikhiga ah
CiidankaTigray oo la wareegay magaalo muhiim u ah Dowladda Itoobiya.
Kooxda TPLF, Getachew Reda wuxuu maalintii Isniinta bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in dowladda dhexe ee Itoobiya ay ciidamo badan soo dhoobtay xadka Tigray.
Galmudug oo Guddi u diraysa degaano dagaal uu ku dhaxmarayo maleeshiyo beeleed.
laamaha Amniga dowlad Gobeedka Galmuug ayuu ku amray inay si deg deg ah...
Ciidanka Dowladda oo howlgal ka bilaabay Muqdisho ka dib weerarkii Hotel Xayaat
Dhawr qof oo u badan dhallinyaro ayaa ciidanka Dowladda ay ku soo qab- qabteen
Faysal Cali Waraabe oo soo jeediyay in muddo kordhin loo sameeyo Muuse Biixi
Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa sidoo kale aqbalay talo soo jeedin ka timid guddi
DFS oo Howlgallo Kula Wareegay Tuulooyin Ka Tirsan Sh/ Hoose.
Ciidamada xoogga ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay howlgallo ka waday gobolka Shabeellaha hoose
Muxuu yahay Shirka TICAD ee lagu qabtay Tunisia ?
Sannadkan, 8-da TICAD (TICAD ayaa ka dhici doona Jamhuuriyadda Tunisia
Shirka Garoowe ee Xasan Sheekh & Deni oo la isku mari la’yahay.
Kulanka sababaha u dheeraday ayaa lagu soo waramayaa in ay tahay in ay adkaatay
Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray kiiska Kamac Ducaale Gabadh ka timid Norway ee lagu dilay Muqdisho
Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay baarayaan geerida gabar dhallinyaro oo Soomaali ah sidoo kale haysatay dhalashada dalka Norway, taasi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Dagaal Beeleed ka qarxay Galgaduud
Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socdo Deegaan lagu magacaabo Barkada ina jiirow.









