Dadka la dilay ayaa tira ahaan waxa ay gaarayeen ilaa 11-qof oo isugu jira..
Moqokari : Kooxda Al- Shabaab oo dib ula wareegay & Faahfaahinta
Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isaga tagay deegaankaasi waxyar uun
PUNLAND : Muran ka taagan degmooyin la sheegay in doorashado lagu qabanayo.
Shakigaga ugu badan ayaa dhashay ka dib markii dhawaan Wasiirkii Maaliyadda Puntland uu sheegay ..
Muddo kordhin loo sameeyay Muuse Biixi Cabdi & Buuq ka taagan Somaliland
Fadhi ay ku yeesheen xarunta magaalada Hargaysa ayaa sidoo kale
WARBIXIN : Maxaa laga og-yahay shirka Nabad & Nolol ay ku yeelanayaan Turkey
Shirarkan socday waxa ay gogol xaar ua ahaayeen shirwayne guud..
Bisha Cas ee Japan oo gaarsiisay deegaannada duufaanta ka dhacday gargaar
Shaqaale katirsan Bisha Cas ee Japan ayaa gurmad geeyay deegaannada ay saameynta taban ku reebeen Roobabka Mahiigaanka ah ee daadadka badan dhaliyay & Duufaannada xooggan isugu darsameen ee Dalkaas
Maxaa loo xiray maanta waddooyinka magaalada Muqdisho ?
Qoraal uu soo saaray Afhayeenka ayaa waxaa uu Alle u weydiiyay naxariistisii jano sareeyaha
Fahad Yaasiin oo qoraal ka sameeyey geeridi S/Guuto Farxaan Qaroole !
Wiil dhalinyara ah oo gaaban, oo misana caata ah, oo hadana bar-yar, bashaash ah, sida magaciisa ka muuqato aad Farxaan u ah,fariid-nimana u dhashay, fiiro dheer, hadal
Bukrkina Faaso: oo Millitari Afgenbiyay
Saraakiil katirsan Millitariga Burkina Faso ayaa ku dhawaaqay in ay xilka ka tuureen hoggaamiyihii Afgambiga ku qabsaday awoodda Dalkaas ee Col. Paul Henri Sandaogo Damiba oo horay ugu dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Dalkaan dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika
Askar ku dhimatay gaari ciidan oo rogmaday
— Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen ciidan ka tiraan Nabad Sugidda uu rogmaday, waxaana ka dhashay khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacba leh
