Raxanreeb(MUQDISHO) Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa ku waramay in gacanta ay ku soo dhigeen qof ay sheegeen inuu ka danbeeyay dilka gabar ka mid ahayd kuwa kaalmaha hore ka galay imtaxaankii Dowlada ay qaatay. Howlgal ay fuliyeen ciidanka Booliska ayaa lagu soo qabtay , eedeysanaha dilka gaystay m kaas oo muuqaal laga duubay ku sheegay in...
Faallo: Guusha Ruto iyo waxay uga dhigan tahay Soomaalida
MUQDISHO (Raxanreeb) Ruto, oo asalkiisa siyaasadda ka soo galay qoys dan yar ah, waxa uu ku guulaystey in uu tartanka u dhigo mid u dhexeeya dadka danyarta ee nolosha adag ku jira iyo koox boqortooyo ku saleysan oo uu ula jeedo madaxweyne Kenyatta iyo Odinga.
Muuse Biixi ma wuxuu ka cararayaa eedo la xiriira tacdiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha?
HARGEYSA (Raxanreeb) Booliska ayaa lagu eedeeyay inay rasaas u adeegsadeen dibadbaxayaasha iyadoo illaa 6 ruux ay ku dhinteen magaalooyinka Hargeysa, Ceerigaabo iyo Burco.
Raila Odinga oo qaadacay natiijada doorashadii Kenya
NAIROBI (Raxanreeb) Hoggaamiyaha isbahaysiga Azimio ee dalka Kenya, Raila Odinga, oo looga guulaystay doorashada dalka Kenya ee guusha ay ku raacday Wialliam Ruto ayaa diiday natiijada doorashada.
Goormee Soomaaliya laga cafin doonaa deymaha?
ISTANBUL (Raxanreeb ) Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa ku sugan wafdi ka socda Dowladda Federaalka halkaas oo ay kaga qayb galayaan shir.
Saraakiil Al Shabaab ah oo lagu dilay Degmada Ceelbuur
Dhuusamareeb (Raxanreeb) Guddoomiyaha degmada Ceelbuur, Nuur Xasan Guutaale, ayaa sheegay in ay dileen xubno ka mid ah kooxda Al Shabaab ka dib dagaal ka dhacay duleedka degmada Ceelbuur.
1,143 arday oo u dhiganta 3% oo ku dhacday Imtaxaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ee Soomaaliya
MUQDISHO (Raxanreeb) Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaada ah ku dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga sare.
Cabdalla Cabdalla oo dib u helaya Derajooyinkiisa ka dib Saadaq John
Mogadishu (Raxanreeb) Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in...
Maxay qabanayaan xubnaha guddiga uu magacaabay Aadan Madoobe?
MUQDISHO (Raxanreeb) Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa soo saaray liiska guddi ka kooban 14 xobnood.
Xildhibaan Odowaa “Kalluumaysi sharci darro ah ayaa ka socda xeebaha Soomaaliya”
MUQDISHO (Raxanreeb) Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa oo xulufo la ah maamulka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dhibaato badan ay ka taagan tahay habka awood qeybisga.








