Muqdisho ( Raxanreeb ) Dabayl badan ayaa ka dhacaysa Xamar, jiingaduhu waxay u ruxmayaan sidii caleenti waana jiingado mirir ah oo haddi kugu dhacaan, dhaawac halis ku gaari karo. Marka aad ku lugaynayso wadddooyinka qaar waxa aad u adag in wanaagsan ugu lugayso sabab la xiriirta dabaylaha xooggan ee maalmahan ka dhacaya magaalada Muqdisho. Mararka...
