Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 15 sanno ka dib gacanta kooxda Al- Shabaab ka saartay degmooyin iyo deegaano dhaca gobolada Mudug , galgaduud kuwaas oo ah magaalooyinka istaraateji ah marka la barbardhigo deeganadii kale ee hore Dowladda uga saartay Al- Shabaab. Degmooyinka Xarardheere, Galgacad , Ceeldheer ayaa ka mid ah meelaha muhiimka ah...
Shaqaallaha Wasaaradaha Dowladda oo loo fasaxay cabsi amni.
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah waxaa la fasaxay inta shaqaallaha Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka ka dib markii ay soo baxeen cabsi ku saabsan dhanka amniga. Ilo- xog ogaal ah oo ku sugan Wasaaradda amniga ayaa RBC u sheegay in shaqaallaha wasaaradda lagu amaray in guryahooda ku laabtaan kuwa soo xaadirina loo sheegay in...
XOG : Awoodda ”NISA” ee Gedo oo la dhimay & wada hadalo socda.
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalooyinka gobolka Gedo , todobaadkan waxa marti- galiyay , kulan xasaasi ah oo looga hadlayay xalka gobolkaas oo sanada badan ahaa mid xiriir la leh Dowladda Federaalka ama maamul goboleedka Jubbaland. Degmooyinka gobolka Gedo masuuliyiinta ku sugan waxa ay kala taageersan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo , maamulka Jubbaland ee Axmed Maxamed ...
Safarka Xasan Sheekh & Baydhabo waxa uu daaran- yahay.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka – Soomaaliya ayaa la filayaa inuu socdaal ku tago magaalada Baydhabo ee gobolka Baay , halkaas oo ay ka taagan tahay hubinti la’aan siyaasadeed. Wafdi horudhac u ah Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Baydhabo. Magaalada Baydhabo waxaa hore ugu sugnaa...
Ciidankii Eratria lagu soo tababaray oo hubkii laga – qaaday oo xerada Gordon lagu weeraray.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Weerar xooggan ayaa caawa lagu qaaday ciidankii dhawaan lagu soo tababaray dalka Eratria ee ku sugan xerada Gordon ee magaalada Muqdisho. Weerar u badnaa bambaanooyin ayaa la xaqiijiyay in ciidankan caawa lagu qaaday , inkastoo aan la sheegin wax khasaare oo dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay. Saraakiil ku sugan...
XOGTA : Al- Shabaab & Dowladda oo wada-hadlaya & SABABTA keentay
Muqdisho (Raxanreeb ) meelo ka mid ah dalka waxaa ka soconaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al- Shabaab . Laamaha amniga Dowladda ayaa sheegaya in ciidanka dowladda horumar ay ka – gaareen dagaalka ka socdo gobolada qaar ee dalka . Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim ayaa sheegay maanta...
XOG : Khilaaf ka taagan doorashada Guddoonka Guddiga Dastuurka
Muqdisho (Raxanreeb ) Xog ay heshay RBC ayaa sheegaysa in Khilaaf uu ka taagan yahay doorashada guddoonka guddiga dastuurka ee labada gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. khilaafka ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo shaqsiga loo dooranaya Guddoomiyaha guddiga dastuurka ee labada gole. Dhowr mar ayay baaqatay doorashadaan oo la rabay in ay ka dhacdo ...
Shirar la isku mari la’ yahay , iyadoo ay gubanayso Laascanood
Garoowe (Raxanreeb ) Rabashado ayaa ka sii socda magaalada Laascanood , halkaas oo ay ku dhibanayaan dad rayid ah kuwo kale ku dhaawacmayaan halka magaalada laga saarayo dadka waayeelka ah. Inkastoo ay jiraan warar kala duwan oo ka soo baxay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo la sheegay in warkiisa uu aad ugu hoseeyay sidii laga filayay...
WARBIXIN | Amaan darrida Muqdisho & Qayla dhaanta madaxda Dowladda .
Muqdisho (Raxanreeb ) Dagaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka socda gobolada qaar ee dalka ayaa sadaal ka bixinaya in kooxda Al- Shabaab weeraro ay ka gaysan karaan meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Digniino arintan ku saabsan ayaa soo baxayay maalmihii la soo dhaafay , waxa ay ciidankuna ay kordhiyeen howlgalada ay ku doonayaan in...
Ilhaan Omar ma waxay dhex-dhexaadinaysaa Dowladda Federaalka & Puntland ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada dalka Maraykanka ayaa socdaal siyaabo kala duwan loo tarjumay ku kala bixinaysa Muqdisho iyo Garoowe. Gabadhan ayaa deegaannada Puntland waxa ay kulamo kula soo qaadatay ismida maamulkaas oo inta badan marka fagaarayaasha la joogo ay kala hadashay geeddi socodka dowladnimo ee maamulka Puntland. Hase...




