DAAWO Warka Raxanreeb : Dagaal ka qarxay Luuq  & Xasan Sheekh oo eedeyay AS.

DAAWO Warka Raxanreeb : Dagaal ka qarxay Luuq  & Xasan Sheekh oo eedeyay AS.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Laba maleeshiyo beeleed ayaa ku dagaalamaya degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa isagana eedayn kulul u jeediyay kooxda Al- Shabaab taas oo la xiriirta dagaal beeleedyada ka jira dalka.

Qodobadaas & kuwao kale waxaa inoo haysa Weriyaheena Anfa Aden Abdi oo ku sugan Studio-yaheena magaalada Muqdisho.

HOOS KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published.