DEG : DEG | Ceelasha Biyaha oo dagaal toos ah uu ka bilowday.

DEG : DEG | Ceelasha Biyaha oo dagaal toos ah uu ka bilowday.

Ceelasha (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay helayso ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhacayso rasaas xoogan 

Waxa la sheegayaa  in rasaastan ay daba socoto ka dib markii  burburin dhul ay ka bilowdeen shalay.

Waxaa ku lug leh rasaastan ciidan ka tirsan dowladda Soomaaliya sida ay sheegayaan dadka deegaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.