HARGAYSA : Shil gaari oo khasaare gaystay oo ka dhacay Somaliland.

HARGAYSA : Shil gaari oo khasaare gaystay oo ka dhacay Somaliland.

Hargaysa (Raxanreeb ) –Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku geeriyooday kadib shil gaari oo ka dhacay deegaanada maamulka somaliland..

Shilkan gaari ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari oo mid kood uu ahaa nooho halka kan kalena uu ahaa gaari xamuul.

Ruuxa dhintay ayaa la sheegayaa inuu ahaa mid kamid ah darawaladii gaadiidkaasi kaxeynay.

Shilka ayaa ka dhacay wadada laamiga ee xariirisa magaalooyinka  gabilay iyo kala beyr.

Wuxuuna kamid noqonayaa shilkan shilalka gaadiidka ee inta bdn laga soo wariyo deegaanada maamulka somliland iyadoona loo sababeeyo darawlada oo xawaare sare ku khaxeeya gaadiidka

Leave a Reply

Your email address will not be published.