Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa goordhow kulan xasaasi ah hotel Jaziira, uga furmay madasha Samatabixinta Mucaaradka, iyadoo looga hadlayo xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha siyaasadeed ee taagan.
Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saarayaa dardargelinta abaabulka bulshada, iyadoo xubnaha madashu ay sheegayaan in loo baahan yahay dadaallo lagu wajahayo marxaladda adag ee dalka.
Wararka laga helayo kulanka ayaa tilmaamaya in sidoo kale laga arrinsanayo tallaabooyinka siyaasadeed ee xiga iyo sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta dhinacyada mucaaradka.
Wixii kusoo kordho warkan halkan kala soco

Leave a Reply