Muxuu yahay culayska soo wajahay Abiy Ahmed ?.

Muxuu yahay culayska soo wajahay Abiy Ahmed ?.

Adis Ababa (Raxanreeb ) – Dawlada Ethiopia ayaa ka fikiraysa inay ka laabato Heshiiskii ay la gashay Somaaliland ee Aqoonsiga.

Xogaha laga helayo ilo Dublamaasiyaded ayaa muujinaya inay Ethiopia doonayso inay ka laabato heshiiska ay la gashay Somaaliland iyaday Deeq bixiyaasha caalamku cadaadis xoogle saaren Ethiopia.

Wadahadallo uu dhawaan magaalada Nairobi kula yeeshay madaxweynaha Kenya William Ruto, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa muujiyay sida uu u doonayo in uu “ka laabto” heshiiska muranka dhaliyay isago danaynaya inuu soo celiyo xiriirkii somaalia uu la lahaa.

Xogta laga soo xigtay Qaar kamid ah Saraakisha toobiya ayaa muujinaya in laga yaabo in dalku uu raali ka yahay “in uu ka tanaasulo aqoonsiga” Somaliland,

Leave a Reply

Your email address will not be published.