Muqdisho (Raxanreeb )- Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif ayaa walaac xooggan ka muujiyay Xayiraada & Cadaadiska lagu haayo warbaahinta Madaxa Banaan.
Xisbiga ayaa sheegay inuu diiwaangeliyay dhacdooyin dhowr ah oo lid ku ah xorriyadda hadalka kuwaasoo ay ku kacday dowladda dhexe, waxaana ka mid ah dhismaha Golaha Warbaahinta Qaranka oo ay ka horyimaadeen inta badan warbaahinta iyo suxufiyiinta dalka
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA
Leave a Reply