Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo xasaasi ah oo  gudaha& dibadda.

Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo xasaasi ah oo  gudaha& dibadda.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ardayda Dugsiyada sare ee dalka ayaa saaka u fariisanaya Imtixaanka shahaadiga ah oo ay qabanayso Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Soomaliya

In ka badan 37-kun oo arday ayaa galaysa Imtixaanka, oo ka bilaabanaya xarumo ku yaalla Muqdisho, Galmudug, Koofur Galbeed, SCC Khaatumo, Hirshabeelle iyo Jubbaland, marka laga reebo Somaliland iyo Puntland.

Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo jawaab ka bixisay tallaabada Midowga Afrika, ayaa soo dhaweysay go’aanka Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee ururkaasi oo aqbalay codsiga Soomaaliya ee ku aadan bixista ATMIS.

Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo haysa Weriyaheena Muqdisho Anfa Aden Abdi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.